{"id":547983,"date":"2025-11-06T09:40:46","date_gmt":"2025-11-06T06:40:46","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=547983"},"modified":"2025-11-06T09:40:46","modified_gmt":"2025-11-06T06:40:46","slug":"ergeyga-gaarka-ah-ee-madaxweynaha-u-qaabilsan-xasilinta-oo-la-kulmay-wakiilka-gaarka-ah-ee-midowga-afrika","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ergeyga-gaarka-ah-ee-madaxweynaha-u-qaabilsan-xasilinta-oo-la-kulmay-wakiilka-gaarka-ah-ee-midowga-afrika\/","title":{"rendered":"Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha u qaabilsan xasilinta oo la kulmay wakiilka gaarka ah ee Midowga Afrika"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan xasilinta iyo ilaalinta arrimaha rayidka, Xildhibaan Cumar Xaashi, ayaa maanta kulan miro-dhal ah la yeeshay Danjire El-Hadji Ibrahima Diene, wakiilka gaarka ah ee Midowga Afrika ahna Madaxa AUSSOM.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa lagu falanqeeyay xaaladda xasilinta ee deegaannada dhawaan la xoreeyay iyo heerka uu marayo qorshaha Qaranka ee Ilaalinta Bedqabka Rayidka, kaas oo haatan maraya meel gabagabo ah.<\/p>\n<p>Labada mas\u2019uul ayaa ka wada hadlay xoojinta iskaashiga u dhexeeya Dowladda Federaalka iyo AUSSOM, si loo sii adkeeyo dadaallada lagu adkeenayo nabad waarta iyo amni joogto ah. Danjire Diene ayaa sheegay in AUSSOM ay sii wadi doonto taageerada ay u fidiso qorshaha xasilinta, ilaalinta shacabka iyo dib u dhiska deegaannada la xoreeyay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan xasilinta iyo ilaalinta arrimaha rayidka, Xildhibaan Cumar Xaashi, ayaa maanta kulan miro-dhal ah la yeeshay Danjire El-Hadji Ibrahima Diene, wakiilka gaarka ah ee Midowga Afrika ahna Madaxa AUSSOM. Kulanka ayaa lagu falanqeeyay xaaladda xasilinta ee deegaannada dhawaan la xoreeyay iyo heerka uu marayo qorshaha Qaranka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":547984,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-547983","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/547983","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=547983"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/547983\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":547985,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/547983\/revisions\/547985"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/547984"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=547983"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=547983"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=547983"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}