{"id":547889,"date":"2025-11-04T14:32:12","date_gmt":"2025-11-04T11:32:12","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=547889"},"modified":"2025-11-04T14:34:27","modified_gmt":"2025-11-04T11:34:27","slug":"xubin-ka-tirsanaa-khawaarijta-oo-isu-soo-dhiibay-ciidanka-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xubin-ka-tirsanaa-khawaarijta-oo-isu-soo-dhiibay-ciidanka-qaranka\/","title":{"rendered":"Xubin ka tirsanaa khawaarijta oo isu soo dhiibay ciidanka Qaranka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Waxaa Ciidanka Hay&#8217;ada Nabad Sugidda iyo Sirdoonka ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed isu soo dhiibay Ibraahim Muumin oo katirsanaa Khawaarijta.<\/p>\n<p>Ibraahim Muumin ayaa sanado ka hor kaga biiray khawaarijta degmada Bu&#8217;aale ee gobolka Jubbada dhexe, wuxuuna tababar 3 bil ah kusoo qaatay degaanka Dhasheeg Waamo oo ka tirsan Gobolka Jubbada hoose, isagoo kasoo dagaallamay degaanno ay ka mid tahay Harboole ee isla Gobolkaas.<\/p>\n<p>Ibraahim ayaa sheegay in Khawaarijta ay diinta ku been abuurtaan islamarkaana ay shacabka ku hayaan dhac iyo boob joogta ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Waxaa Ciidanka Hay&#8217;ada Nabad Sugidda iyo Sirdoonka ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed isu soo dhiibay Ibraahim Muumin oo katirsanaa Khawaarijta. Ibraahim Muumin ayaa sanado ka hor kaga biiray khawaarijta degmada Bu&#8217;aale ee gobolka Jubbada dhexe, wuxuuna tababar 3 bil ah kusoo qaatay degaanka Dhasheeg Waamo oo ka tirsan Gobolka Jubbada hoose, isagoo kasoo dagaallamay degaanno [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":547892,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-547889","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/547889","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=547889"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/547889\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":547891,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/547889\/revisions\/547891"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/547892"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=547889"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=547889"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=547889"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}