{"id":547789,"date":"2025-11-03T11:51:46","date_gmt":"2025-11-03T08:51:46","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=547789"},"modified":"2025-11-03T11:52:08","modified_gmt":"2025-11-03T08:52:08","slug":"golahq-aqalka-sare-oo-ansixiyay-hindise-sharciyeedka-barakacayaasha-gudaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/golahq-aqalka-sare-oo-ansixiyay-hindise-sharciyeedka-barakacayaasha-gudaha\/","title":{"rendered":"Golaha Aqalka Sare oo ansixiyay Hindise Sharciyeedka Barakacayaasha Gudaha"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Mudanayaasha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Hindise Sharciyeedka Barakacayaasha Gudaha, kaasi oo ay Golaha u soo gudbisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Hindise-sharciyeedkan ayaa ah mid muhiim u ah ilaalinta xuquuqda iyo daryeelka dadka Soomaaliyeed ee ku barakaca dagaannada, abaaraha, amni-darrada iyo masiibooyinka dabiiciga ah. Waxa uu dejinayaa nidaam qaran oo lagu maareeyo arrimaha barakaca, laguna xaqiijinayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Mudanayaasha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Hindise Sharciyeedka Barakacayaasha Gudaha, kaasi oo ay Golaha u soo gudbisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Hindise-sharciyeedkan ayaa ah mid muhiim u ah ilaalinta xuquuqda iyo daryeelka dadka Soomaaliyeed ee ku barakaca dagaannada, abaaraha, amni-darrada iyo masiibooyinka dabiiciga ah. Waxa uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":547790,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-547789","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/547789","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=547789"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/547789\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":547798,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/547789\/revisions\/547798"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/547790"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=547789"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=547789"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=547789"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}