{"id":547777,"date":"2025-11-03T10:45:53","date_gmt":"2025-11-03T07:45:53","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=547777"},"modified":"2025-11-03T11:08:09","modified_gmt":"2025-11-03T08:08:09","slug":"golaha-wasiirrada-hirshabeelle-oo-ansixiyay-miisaaniyadda-sanadka-2026","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/golaha-wasiirrada-hirshabeelle-oo-ansixiyay-miisaaniyadda-sanadka-2026\/","title":{"rendered":"Golaha Wasiirrada Hirshabeelle oo ansixiyay miisaaniyadda sanadka 2026"},"content":{"rendered":"<p>Hirshabeelle(SONNA):-Shirka Golaha Wasiirrada Dowlad-goboleedka Hirshabeelle, oo uu guddoomiyay Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), ayaa lagu ansixiyay filashada miisaaniyadda sannadka 2026, taas oo dhan $44,355,094.12.<\/p>\n<p>Shirka ayaa marka hore lagu dhaariyey dhammaan wasiirradii iyo wasiiru-dowlayashii cusub ee loo magacaabay Wasaaradaha Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha, Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose, Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska, iyo Maaliyadda.<\/p>\n<p>Wasaaradda Amniga ayaa Golaha uga warbixisay weerar ay macawiisleydu ka fuliyeen degmada Mahadaay, kaas oo lagu dilay horjoogayaal ka tirsan kooxda Khawaarijta.<\/p>\n<p>Wasaaradda Maaliyadda ayaa soo bandhigtay xeerka qoondeynta miisaaniyadda 2026, halka Wasaaradda Warfaafintu ay soo gudbisay warbixin la xiriirta warbaahinta iyo dalxiiska ee Hirshabeelle.<\/p>\n<p>Madaxweynuhu waxa uu kulanka ka jeediyay su\u2019aallo isla xisaabtan ah, isaga oo dul istaagay shaqooyin hortebin leh oo gaabis ku yimid.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hirshabeelle(SONNA):-Shirka Golaha Wasiirrada Dowlad-goboleedka Hirshabeelle, oo uu guddoomiyay Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), ayaa lagu ansixiyay filashada miisaaniyadda sannadka 2026, taas oo dhan $44,355,094.12. Shirka ayaa marka hore lagu dhaariyey dhammaan wasiirradii iyo wasiiru-dowlayashii cusub ee loo magacaabay Wasaaradaha Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha, Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose, Warfaafinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":547778,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-547777","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/547777","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=547777"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/547777\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":547783,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/547777\/revisions\/547783"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/547778"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=547777"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=547777"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=547777"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}