{"id":547736,"date":"2025-11-02T14:08:41","date_gmt":"2025-11-02T11:08:41","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=547736"},"modified":"2025-11-02T14:10:02","modified_gmt":"2025-11-02T11:10:02","slug":"taliska-nabad-sugidda-koonfur-galbeed-oo-soo-bandhigay-xubno-katirsan-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliska-nabad-sugidda-koonfur-galbeed-oo-soo-bandhigay-xubno-katirsan-khawaarijta\/","title":{"rendered":"Taliska Nabad Sugidda koonfur Galbeed oo soo bandhigay xubno katirsan khawaarijta"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Taliska Hay\u2019adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa soo bandhigay saddex xubnood oo ka tirsanaa kooxda Khawaarijta, kuwaas oo isku soo dhiibay ciidanka.<\/p>\n<p>Xubnahan isa soo dhiibay ayaa kooxda Khawaarijta uga qaabbilsanaa dhinaca jabhadaha, waxaana ay ka sheekeeyeen sida ay nabadiidku u caadeysteen boobka hantida shacabka, carruurta yar yar ee ay xoogga kaga hayaan waalidiintooda, iyo beenta ay ka faafiyaan diinteena suuban.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Taliska Hay\u2019adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa soo bandhigay saddex xubnood oo ka tirsanaa kooxda Khawaarijta, kuwaas oo isku soo dhiibay ciidanka. Xubnahan isa soo dhiibay ayaa kooxda Khawaarijta uga qaabbilsanaa dhinaca jabhadaha, waxaana ay ka sheekeeyeen sida ay nabadiidku u caadeysteen boobka hantida shacabka, carruurta yar yar ee ay xoogga kaga hayaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":547737,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-547736","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/547736","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=547736"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/547736\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":547740,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/547736\/revisions\/547740"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/547737"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=547736"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=547736"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=547736"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}