{"id":547669,"date":"2025-11-01T11:44:52","date_gmt":"2025-11-01T08:44:52","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=547669"},"modified":"2025-11-01T14:25:03","modified_gmt":"2025-11-01T11:25:03","slug":"safiirka-soomaaliya-u-fadhiya-dalka-yemen-oo-ka-warbixiyey-xaallada-ay-ku-sugan-yihiin-qaxootiga-soomaaliyeed-ee-ku-nool-yemen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/safiirka-soomaaliya-u-fadhiya-dalka-yemen-oo-ka-warbixiyey-xaallada-ay-ku-sugan-yihiin-qaxootiga-soomaaliyeed-ee-ku-nool-yemen\/","title":{"rendered":"Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Yemen oo ka warbixiyey xaaladda ay ku sugan yihiin Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku nool Yemen"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Safiirka Soomaaliya ee dalka Yemen, Danjire Cabdixakiin Xaaji Maxamed oo marti ku ahaa Barnaamujka ka baxa warbaahinta qaranka ee kulanka toddobaadka ayaa ka hadlay xiriirka saaxiibtinimada qotada dheer ee ka dhexeeya dowladdaha Soomaaliya iyo Yemen.<\/p>\n<p>Safiirka ayaa xusay in xiriir qota dheer leeyihiin labadda dowladdood xiriirkaas oo ku dhisan iskaashiga dhinacyada ganacsiga,Amniga iyo diblomaasiyadda,safiirka ayaa ka waramay xaaladda ay ku sugan yihiin qaxootiga Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Yemen.<\/p>\n<p>Safiirka ayaa xusay in dalka Yemen ku nool yihiin qaxooti Soomaaliyeed iyo Jaaliyad Soomaaliyeed xaalladooduna tahay mid wanaagsan ka safiir ahaan na uu booqday xeryaha qaxootiga sidoo kalena la kulmay guddiyadda ay leeyihiin isagoo ka dhegaystay cabashooyinka ay qabaan.<\/p>\n<p>Safiirka ayaa sheegay in dowladda Yemen u balan qaaday in ay wax qabanayso cabashada qaxootiga Soomaaliyeed \u201cCabashada qaxootiga Soomaaliyeed waxaan kala hadlay mas\u2019uuliyiinta dowladda Yaman, oo ugu horreyn Wasiirka Arrimaha Gudaha ee dalkaas.\u201dayuu yiri safiirka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Safiirka Soomaaliya ee dalka Yemen, Danjire Cabdixakiin Xaaji Maxamed oo marti ku ahaa Barnaamujka ka baxa warbaahinta qaranka ee kulanka toddobaadka ayaa ka hadlay xiriirka saaxiibtinimada qotada dheer ee ka dhexeeya dowladdaha Soomaaliya iyo Yemen. Safiirka ayaa xusay in xiriir qota dheer leeyihiin labadda dowladdood xiriirkaas oo ku dhisan iskaashiga dhinacyada ganacsiga,Amniga iyo diblomaasiyadda,safiirka ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":547670,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-547669","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/547669","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=547669"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/547669\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":547673,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/547669\/revisions\/547673"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/547670"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=547669"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=547669"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=547669"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}