{"id":547616,"date":"2025-10-31T07:40:33","date_gmt":"2025-10-31T04:40:33","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=547616"},"modified":"2025-10-31T08:51:36","modified_gmt":"2025-10-31T05:51:36","slug":"madaxweynaha-soomaaliya-oo-billad-sharaf-qaran-guddoonsiiyay-madaxweynaha-jabuuti","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-soomaaliya-oo-billad-sharaf-qaran-guddoonsiiyay-madaxweynaha-jabuuti\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Soomaaliya oo Billad Sharaf Qaran Guddoonsiiyay Madaxweynaha Jabuuti"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgalay xuska sanadguurada 25 ee shirkii Carta ayaa billad sharaf qaran ku maamuusay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa ka mahadceliyey dadaalka, taageerada iyo garab istaagga ay shacabka iyo dowladda Jabuuti ee aan walaalaha nahay ay u muujiyeen shacabka iyo dowladda Soomaaliya,gaar ahaan mudada uu xilka hayo Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa qiray in Billaddan ay tahay mid astaan u ah walaaltinimada, iskaashiga iyo ixtiraamka ka dhexeeya labada shacab, wuxuuna intaa ku daray \u00a0in shacabka Soomaaliyeed ay xusayaan miro-dhalkii Shirweynihii Nabadda ee Carta.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-547629 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/Mm-2.jpeg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/Mm-2.jpeg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/Mm-2-300x200.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/Mm-2-768x512.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/Mm-2-330x220.jpeg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/Mm-2-420x280.jpeg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/Mm-2-615x410.jpeg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/Mm-2-860x574.jpeg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-547622 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/m2.jpeg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1366\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/m2.jpeg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/m2-300x200.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/m2-1024x683.jpeg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/m2-768x512.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/m2-1536x1025.jpeg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/m2-330x220.jpeg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/m2-420x280.jpeg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/m2-615x410.jpeg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/m2-860x574.jpeg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgalay xuska sanadguurada 25 ee shirkii Carta ayaa billad sharaf qaran ku maamuusay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle. Madaxweynaha ayaa ka mahadceliyey dadaalka, taageerada iyo garab istaagga ay shacabka iyo dowladda Jabuuti ee aan walaalaha nahay ay u muujiyeen shacabka iyo dowladda Soomaaliya,gaar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":547628,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-547616","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/547616","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=547616"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/547616\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":547631,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/547616\/revisions\/547631"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/547628"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=547616"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=547616"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=547616"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}