{"id":547504,"date":"2025-10-30T10:50:14","date_gmt":"2025-10-30T07:50:14","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=547504"},"modified":"2025-10-30T10:50:14","modified_gmt":"2025-10-30T07:50:14","slug":"kulan-looga-hadlayay-sugidda-amniga-xudduudaha-dalka-oo-lagu-qabtay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/kulan-looga-hadlayay-sugidda-amniga-xudduudaha-dalka-oo-lagu-qabtay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Kulan looga hadlayay sugidda amniga xudduudaha dalka oo lagu qabtay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa guddoomiyay kulan lagu xoojinayay wada-shaqeynta hay\u2019adaha amniga ee sugidda amniga xudduudaha dalka.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa waxaa qayb ka ahaa Agaasimaha Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Mustafe Dhuxulow , Agaasimaha guud ee Hay\u2019adda adeegga Socdaalka Dowladda Finland iyo saraakiil sare oo ka socotay CID, INTERPOL iyo kuwa Ilaalada Xeebaha Boliiska.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa lagu mideeyay qorshaha xog-wadaagga sirdoonka, howlgallada wadajirka ah iyo ilaalinta xudduudaha dalka, si loo xoojiyo amniga guud iyo iskaashi joogto ah oo u dhexeeya hay\u2019adaha amniga gudaha iyo kuwa caalamiga ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa guddoomiyay kulan lagu xoojinayay wada-shaqeynta hay\u2019adaha amniga ee sugidda amniga xudduudaha dalka. Kulanka ayaa waxaa qayb ka ahaa Agaasimaha Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Mustafe Dhuxulow , Agaasimaha guud ee Hay\u2019adda adeegga Socdaalka Dowladda Finland iyo saraakiil sare oo ka socotay CID, INTERPOL iyo kuwa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":547505,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-547504","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/547504","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=547504"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/547504\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":547506,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/547504\/revisions\/547506"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/547505"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=547504"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=547504"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=547504"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}