{"id":547310,"date":"2025-10-26T22:42:18","date_gmt":"2025-10-26T19:42:18","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=547310"},"modified":"2025-10-27T11:32:23","modified_gmt":"2025-10-27T08:32:23","slug":"hantidhowraha-guud-ee-qaranka-oo-shir-muhiim-uga-qeyb-galay-qaahira","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hantidhowraha-guud-ee-qaranka-oo-shir-muhiim-uga-qeyb-galay-qaahira\/","title":{"rendered":"Hantidhowraha Guud ee Qaranka oo shir muhiim uga qeyb galay Qaahira"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):- Hantidhowraha Guud ee JFS, Mudane Axmed Ciise Guutaale, ayaa ka qaybgalay \u201cMadasha 3aad ee Horumarinta Daahfurnaanta iyo Ladagaalanka Musuqmaasuqa Dowladaha Carabta\u201d, kaas oo ka dhacay magaalada Qahira ee dalka Masar, sidoo kalena ay ka soo qaybgaleen saraakiil sarsare, hay\u2019ado caalami ah iyo quburo ku xeel-dheer dowlad wanaagga iyo ladagaalanka musuqmaasuqa.<\/p>\n<p>Madasha ayaa bidhaamisay kaalinta teknolojiyadda iyo dhijitaalka ee ku aaddan xoojinta hufnaanta iyo daahfurnaanta la xiriirta dejinta siyaasado\/qorshooyin dadweyne oo wax weyn ku kordhiya dowladnimada, iyada oo loo marayo in ay dalalka Carabta iyo hay\u2019adaha caalamiga ah is weydaarsanayaan waaya-aragnimadooda iyo dhaqamada maamul wanaagga.<\/p>\n<p>Hantidhowraha Guud ee JFS oo khudbad ka jeediyey madasha ayaa sheegay in Soomaaliya ay bilowday dhijitaaleynta isla-xisaabtanka, iyada oo laga faa\u2019iideysanayo teknoloojiyadda. Waxa uu xoojiyey muhiimadda ay leedahay in dalalka Carabta ay iska kaashadaan horumarinta hufnaanta iyo bobcinta kalsoonida dadweynaha.<\/p>\n<p>Madashan Saddexaad ee Dowladaha Carabta waa fadhi ay Dowladaha Carabtu isku weydaasrsadaan waaya-aragnimadooda, ayna ku horumariyaan hal-abuurka ah in xal dhijitaaleysan loo helo isla-xisaabtanka, si loo adkeeyo dowladnimada.<br \/>\n<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-547311 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/IMG_6643.jpeg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"854\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/IMG_6643.jpeg 1280w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/IMG_6643-300x200.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/IMG_6643-1024x683.jpeg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/IMG_6643-768x512.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/IMG_6643-330x220.jpeg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/IMG_6643-420x280.jpeg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/IMG_6643-615x410.jpeg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/IMG_6643-860x574.jpeg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-547312 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/IMG_6642.jpeg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"854\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/IMG_6642.jpeg 1280w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/IMG_6642-300x200.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/IMG_6642-1024x683.jpeg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/IMG_6642-768x512.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/IMG_6642-330x220.jpeg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/IMG_6642-420x280.jpeg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/IMG_6642-615x410.jpeg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/IMG_6642-860x574.jpeg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):- Hantidhowraha Guud ee JFS, Mudane Axmed Ciise Guutaale, ayaa ka qaybgalay \u201cMadasha 3aad ee Horumarinta Daahfurnaanta iyo Ladagaalanka Musuqmaasuqa Dowladaha Carabta\u201d, kaas oo ka dhacay magaalada Qahira ee dalka Masar, sidoo kalena ay ka soo qaybgaleen saraakiil sarsare, hay\u2019ado caalami ah iyo quburo ku xeel-dheer dowlad wanaagga iyo ladagaalanka musuqmaasuqa. Madasha ayaa bidhaamisay kaalinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":547313,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-547310","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/547310","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=547310"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/547310\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":547339,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/547310\/revisions\/547339"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/547313"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=547310"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=547310"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=547310"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}