{"id":547274,"date":"2025-10-26T14:55:47","date_gmt":"2025-10-26T11:55:47","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=547274"},"modified":"2025-10-26T15:08:35","modified_gmt":"2025-10-26T12:08:35","slug":"wasaaradda-warfaafin-oo-dowladda-turkiga-ka-guddoontay-qalab-warbaahin-oo-casri-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-warfaafin-oo-dowladda-turkiga-ka-guddoontay-qalab-warbaahin-oo-casri-ah\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Warfaafinta oo dowladda Turkiga  Ka guddoontay Qalab warbaahin oo Casri ah"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):- Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa\u2019uud Aweys Jaamac ayaa qalab casri ah oo Warbaahineed ka guddoomay Danjiraha Jamhuuriyadda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Mudane Alper AKTA\u015e.<\/p>\n<p>Qalabkan oo isugu jira camerooyin casri iyo qalabka sida tooska loogu tebin karo barnaamijyada ayaa qeyb ka ah heshiis hore u dhexmarey Soomaaliya iyo Turkiga ee dhanka horumarinta Warbaahinta qaranka. Hay\u2019adda Turkisha Cooperation and Coordination Agency (TIKA) ayaa heshiiskaasi fulintiisa wakiil uga ahayd Dowladda Turkiga, iyadoo munaasabadda guddoominta oo ka dhacdey magaalada Muqdisho, uu goob joog ka ahaa Madaxa TIKA Soomaaliya, Zafer Eski.<br \/>\nQalabkan, casriga ah ayaa loogu talagalay in lagu xoojiyo laguna horumariyo qeybaha kala duwan ee Warbaahinta Qaranka, si loo dardar geliyo howlaha Warbaahineed ee dowladda.<\/p>\n<p>Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Daa;uud Aweys Jaamac ayaa uga mahadceliyay Dowladda Turkiga iyo Hay\u2019adda T\u0130KA taageerada joogtada ah ee ay siiyaan Dowladda Soomaaliya, gaar ahaan Warbaahinta Qaranka. Wasiirka ayaa xusay in deeqdan qalabka ah ay qeyb ka tahay barnaamijyo xiriir iskaashi oo labada dowladood dhexmarey, kaas oo looga golleeyahay horumarinta iyo tayeynta warbaahinta.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sheegay in Soomaaliya ay qalabkan uga faa\u2019iideysan doonto fulinta ajendayaasha qaran ee horyaalla, sida dowlad dhiska, isla xisaabtanka hay\u2019adaha dowladda, dagaalka looga soo horjeedo Khawaarijta iyo doorashooyinka taariikhiga ah ee la filayo inay dhowaan ka dhacaan dalka.<\/p>\n<p>Safiirka Turkiga ee Soomaaliya, H.E. Alper AKTA\u015e, ayaa sheegay in xiriirka walaaltinimo ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga uu yahay mid qoto dheer, isla markaana labada dal ay si dhow uga wada shaqeynayaan kor u qaadista warfaafinta iyo is-dhaafsiga aqoonta saxaafadda iyo istaraatiijiyadda warbaahinta.<\/p>\n<p>Madaxa Hay\u2019adda T\u0130KA ee Soomaaliya, Mr. Zafer Eski, ayaa dhankiisa sheegay in qalabkan uu qayb muhiim ah ka qaadan doono tayeynta warbaahinta Soomaaliya, isla markaana Hay\u2019adda TIKA ay kaalin ka qaadn doonto, tababarka, qalabeynta, iyo hawlaha casriyeynta ee Warbaahinta Qaranka.<br \/>\nMunaasabadda ayaa lagu soo bandhigay qalabka casriga ah ee la guddoonsiiyay Warbaahinta Qaranka, iyadoo masuuliyiinta Wasaaradda Warfaafinta iyo hay\u2019adaha Turkiga ay ballanqaadeen inay sii xoojin doonaan iskaashiga saaxiibtinimo ee labada dal.\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-547278 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/cdd43810-ede6-47b2-a61a-7b451c3dfa68.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/cdd43810-ede6-47b2-a61a-7b451c3dfa68.jpeg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/cdd43810-ede6-47b2-a61a-7b451c3dfa68-300x200.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/cdd43810-ede6-47b2-a61a-7b451c3dfa68-1024x683.jpeg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/cdd43810-ede6-47b2-a61a-7b451c3dfa68-768x512.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/cdd43810-ede6-47b2-a61a-7b451c3dfa68-330x220.jpeg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/cdd43810-ede6-47b2-a61a-7b451c3dfa68-420x280.jpeg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/cdd43810-ede6-47b2-a61a-7b451c3dfa68-615x410.jpeg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/cdd43810-ede6-47b2-a61a-7b451c3dfa68-860x573.jpeg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-547279 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/f2ff23a0-d0b4-4a18-b96d-a76ab3f023b1.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/f2ff23a0-d0b4-4a18-b96d-a76ab3f023b1.jpeg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/f2ff23a0-d0b4-4a18-b96d-a76ab3f023b1-300x200.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/f2ff23a0-d0b4-4a18-b96d-a76ab3f023b1-1024x683.jpeg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/f2ff23a0-d0b4-4a18-b96d-a76ab3f023b1-768x512.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/f2ff23a0-d0b4-4a18-b96d-a76ab3f023b1-330x220.jpeg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/f2ff23a0-d0b4-4a18-b96d-a76ab3f023b1-420x280.jpeg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/f2ff23a0-d0b4-4a18-b96d-a76ab3f023b1-615x410.jpeg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/f2ff23a0-d0b4-4a18-b96d-a76ab3f023b1-860x573.jpeg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):- Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa\u2019uud Aweys Jaamac ayaa qalab casri ah oo Warbaahineed ka guddoomay Danjiraha Jamhuuriyadda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Mudane Alper AKTA\u015e. Qalabkan oo isugu jira camerooyin casri iyo qalabka sida tooska loogu tebin karo barnaamijyada ayaa qeyb ka ah heshiis hore u dhexmarey Soomaaliya iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":58,"featured_media":547277,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-547274","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/547274","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/58"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=547274"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/547274\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":547296,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/547274\/revisions\/547296"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/547277"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=547274"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=547274"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=547274"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}