{"id":547052,"date":"2025-10-23T08:21:36","date_gmt":"2025-10-23T05:21:36","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=547052"},"modified":"2025-10-23T08:22:13","modified_gmt":"2025-10-23T05:22:13","slug":"horjoogihii-khawaarijta-ceelgaras-iyo-dhagarqabayaal-kale-oo-lagu-dilay-howlgal-ka-dhacay-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/horjoogihii-khawaarijta-ceelgaras-iyo-dhagarqabayaal-kale-oo-lagu-dilay-howlgal-ka-dhacay-galmudug\/","title":{"rendered":"Horjoogihii Khawaarijta ee aagga Ceelgaras iyo dhagarqabayaal kale oo lagu dilay howlgal ka dhacay Galmudug"},"content":{"rendered":"<p>Dhuusamareeb-(SONNA)-Ciidanka Daraawiishta Galmudug, gaar ahaan Ururka Galayr ayaa xalay deegaanada Ceel-lahelay iyo Dhaban-dhul kuhays ee gobolka Galgaduud ka fuliyay howlgal khasaare culus lagu gaarsiiyay cadowga Khawaarijta ah.<\/p>\n<p>Saraakiisha hoggaamineysay Ciidanka ayaa Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyey in ay dileen ugu yaraan shan dhagarqabe, iyagoo howlgalkaas ku dhaawacay malleeshiyaad kale oo horjoogihii Khawaarijta ee aagga Ceelgaras uu ku jiro.<\/p>\n<p>Howlgalka ayaa weli ka socda tuulooyin u dhow deegaanka Ceelgaras, waxayna dhagarqabayaashii Khawaarijta isaga carareen goobihii ay ku dhuumaaleysanayeen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhuusamareeb-(SONNA)-Ciidanka Daraawiishta Galmudug, gaar ahaan Ururka Galayr ayaa xalay deegaanada Ceel-lahelay iyo Dhaban-dhul kuhays ee gobolka Galgaduud ka fuliyay howlgal khasaare culus lagu gaarsiiyay cadowga Khawaarijta ah. Saraakiisha hoggaamineysay Ciidanka ayaa Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyey in ay dileen ugu yaraan shan dhagarqabe, iyagoo howlgalkaas ku dhaawacay malleeshiyaad kale oo horjoogihii Khawaarijta ee aagga Ceelgaras uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":547053,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-547052","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/547052","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=547052"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/547052\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":547055,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/547052\/revisions\/547055"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/547053"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=547052"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=547052"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=547052"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}