{"id":546700,"date":"2025-10-18T16:37:20","date_gmt":"2025-10-18T13:37:20","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=546700"},"modified":"2025-10-18T16:37:20","modified_gmt":"2025-10-18T13:37:20","slug":"guddoomiyaha-hayadda-sodma-oo-kulan-la-qaatay-wasiirrada-gargaarka-ee-dowlad-gobaleedyada-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-hayadda-sodma-oo-kulan-la-qaatay-wasiirrada-gargaarka-ee-dowlad-gobaleedyada-dalka\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Hay\u2019adda SoDMA oo kulan la qaatay Wasiirrada gargaarka ee Dowlad Gobaleedyada dalka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, SoDMA Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay wasiirrada gargaarka Dowlad Gobaleedyada Dalka.<\/p>\n<p>Kulankan ayaa diiradda lagu saaray sidii loo qaban lahaa Shirka Madasha Bini&#8217;aadannimada Soomaaliya, kulankaas oo saddexdii biloodba mar la qabto.<\/p>\n<p>Shirka ayaa waxaa inta badan xoogga lagu saaraa arrimaha bini\u2019aadannimo ee dalka, sida abaaraha, colaadaha, iyo isbeddelka cimillada.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta ayaa ku heshiiyay in shirka soo socda lagu qabto Magaalada Jowhar, caasimadda dowlad-gobaleedka Hirshabeelle, 10-ka Nofeembar 2025.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa tilmaamay in kulankan uu yahay mid muhiim u ah howlaha gargaarka iyo isku-dubbaridka arrimaha bini&#8217;aadannimo ee dalka, iyadoo laga shaqeynayo sidii wax looga qaban lahaa musiibooyinka iyo isbeddelka cimiladda.<\/p>\n<p>Dhinacyadu waxay isku afgarteen in ay si wadajir ah uga shaqeeyaan arrimaha muhiimka u ah wadashaqeynta hay\u2019adaha dowladda iyo kuwa caalamiga ah si looga hortago dhibaatooyinka soo food saaray bulshada Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, SoDMA Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay wasiirrada gargaarka Dowlad Gobaleedyada Dalka. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray sidii loo qaban lahaa Shirka Madasha Bini&#8217;aadannimada Soomaaliya, kulankaas oo saddexdii biloodba mar la qabto. Shirka ayaa waxaa inta badan xoogga lagu saaraa arrimaha bini\u2019aadannimo ee dalka, sida abaaraha, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":546701,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-546700","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/546700","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=546700"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/546700\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":546702,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/546700\/revisions\/546702"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/546701"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=546700"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=546700"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=546700"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}