{"id":546677,"date":"2025-10-18T10:04:34","date_gmt":"2025-10-18T07:04:34","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=546677"},"modified":"2025-10-18T10:04:34","modified_gmt":"2025-10-18T07:04:34","slug":"wasiirka-gaashaandhigga-xfs-oo-kulan-la-qaatay-dhiggiisa-dalka-talyaaniga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-xfs-oo-kulan-la-qaatay-dhiggiisa-dalka-talyaaniga\/","title":{"rendered":"Wasiirka gaashaandhigga XFS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Talyaaniga"},"content":{"rendered":"<p>Rome(SONNA):-Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Talyaaniga, ayaa magaalada Rome kula kulmay dhiggiisa Talyaaniga, Mudane Guido Crosetto.<\/p>\n<p>Kulanka labada Wasiir ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga labada dal ee dhinacyada difaaca, amniga badda, dhismaha iyo tayeynta CXD, maalgelinta howlgalka AUSSOM, iyo la dagaallanka argagixisada, iyadoo la isla gartay in la dardargeliyo mashaariicda wadajirka ah ee qayb ka ah Qorshaha Mattei ee Talyaaniga.<\/p>\n<p>Labada Wasiir ayaa hoosta ka xariiqay xiriirka taariikhiga ah iyo iskaashiga dhow ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Talyaaniga, iyo muhiimadda ay leedahay in la sii xoojiyo dadaallada lagu xaqiijinayo nabadda iyo xasilloonida gobolka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-546679 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/FB_IMG_1760770628192-1.jpg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"1000\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/FB_IMG_1760770628192-1.jpg 750w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/FB_IMG_1760770628192-1-225x300.jpg 225w\" sizes=\"auto, (max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-546680 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/FB_IMG_1760770625254.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"682\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/FB_IMG_1760770625254.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/FB_IMG_1760770625254-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/FB_IMG_1760770625254-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/FB_IMG_1760770625254-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/FB_IMG_1760770625254-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/FB_IMG_1760770625254-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/FB_IMG_1760770625254-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Rome(SONNA):-Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Talyaaniga, ayaa magaalada Rome kula kulmay dhiggiisa Talyaaniga, Mudane Guido Crosetto. Kulanka labada Wasiir ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga labada dal ee dhinacyada difaaca, amniga badda, dhismaha iyo tayeynta CXD, maalgelinta howlgalka AUSSOM, iyo la dagaallanka argagixisada, iyadoo la isla [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":546678,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-546677","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/546677","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=546677"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/546677\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":546681,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/546677\/revisions\/546681"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/546678"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=546677"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=546677"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=546677"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}