{"id":546642,"date":"2025-10-17T14:53:29","date_gmt":"2025-10-17T11:53:29","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=546642"},"modified":"2025-10-17T15:37:33","modified_gmt":"2025-10-17T12:37:33","slug":"madaxweynaha-soomaaliya-oo-ka-qeybgalay-tacsida-r-wasaarihii-hore-ee-kenya-raila-odinga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-soomaaliya-oo-ka-qeybgalay-tacsida-r-wasaarihii-hore-ee-kenya-raila-odinga\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeybgalay tacsida R\/Wasaarihii hore ee Kenya Raila Odinga"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qaybgalay tacsida Raiisul Wasaarihii hore ee Jamhuuriyadda Kenya, Raila Amolo Odinga.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa uga tacsiyadeeyay shacabka iyo dowladda Kenya geeridii ku timid Raila Odinga oo ahaa siyaasi door muuqda ku lahaa dowladnimada iyo siyaasadda dalka Kenya.<\/p>\n<p>Raila Odinga oo da\u2019diisu aheyd 80 sano jir ayaa 15-kii bishaan Oktoobar ku dhintay dalka Hindiya,gaar ahaan cisbitaalka Devamatha ee magaalada \u00a0Koothattukulam ee Gobolka Kerala, wuxuuna u geeriyooday xannuun xagga wadnaha ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qaybgalay tacsida Raiisul Wasaarihii hore ee Jamhuuriyadda Kenya, Raila Amolo Odinga. Madaxweynaha ayaa uga tacsiyadeeyay shacabka iyo dowladda Kenya geeridii ku timid Raila Odinga oo ahaa siyaasi door muuqda ku lahaa dowladnimada iyo siyaasadda dalka Kenya. Raila Odinga oo da\u2019diisu aheyd 80 sano jir [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":546643,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-546642","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/546642","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=546642"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/546642\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":546648,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/546642\/revisions\/546648"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/546643"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=546642"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=546642"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=546642"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}