{"id":546631,"date":"2025-10-17T13:26:58","date_gmt":"2025-10-17T10:26:58","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=546631"},"modified":"2025-10-17T13:26:58","modified_gmt":"2025-10-17T10:26:58","slug":"wasiirka-dekedaha-xfs-oo-kulan-muhiim-ah-la-yeeshay-xubno-ka-socday-midowga-yurub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-dekedaha-xfs-oo-kulan-muhiim-ah-la-yeeshay-xubno-ka-socday-midowga-yurub\/","title":{"rendered":"Wasiirka Dekedaha XFS oo kulan muhiim ah la yeeshay xubno ka socday Midowga Yurub"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Dekedaha XFS \u00a0&amp; Gaadiidka Badda Mudane C\/Qaadir Maxamed Nuur ayaa shegay in uu guddoomay deeq qalab ay bixiyeen Madaxda Hawlgalka Midowga Yurub ee awood dhiska Soomaaliya ,kaas oo loogu talagalay Isku-xirka &amp; Samatabbixinta Badaha,jaas oo ay bixiyeen.<\/p>\n<p>\u201cSoomaaliya iyo Midowga Yurub waxay wadaagaan iskaashi istaraatiijiyadeed oo xooggan ,isla markaana ku qotoma saaxiibtinimo iyo ixtiraam\u201d ayuu yiri Wasiirka Wasaaradda Dekedaha XFS,isagoo dhinaca kale deeqdaan ku tilmaamay \u00a0mid wax ka tareysa badbaadada badda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wasiirka oo la kulmay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya H.E. Francesca Di Mauro \u00a0iyo mas\u2019uuliyiin kale waxa ay si qoto dheer uga wadahadleen taageerada joogtada ah ee Midowga Yurub ,gaar ahaan \u00a0dhinacyada dib u dhiska dalka,hagaajinta kaabayaasha,xagga\u00a0 amniga iyo horumarinta adeegyada badaha .<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Dekedaha XFS \u00a0&amp; Gaadiidka Badda Mudane C\/Qaadir Maxamed Nuur ayaa shegay in uu guddoomay deeq qalab ay bixiyeen Madaxda Hawlgalka Midowga Yurub ee awood dhiska Soomaaliya ,kaas oo loogu talagalay Isku-xirka &amp; Samatabbixinta Badaha,jaas oo ay bixiyeen. \u201cSoomaaliya iyo Midowga Yurub waxay wadaagaan iskaashi istaraatiijiyadeed oo xooggan ,isla markaana ku qotoma saaxiibtinimo iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":546632,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-546631","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/546631","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=546631"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/546631\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":546633,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/546631\/revisions\/546633"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/546632"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=546631"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=546631"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=546631"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}