{"id":546523,"date":"2025-10-15T14:04:40","date_gmt":"2025-10-15T11:04:40","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=546523"},"modified":"2025-10-15T14:06:52","modified_gmt":"2025-10-15T11:06:52","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-raila-odinga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-xasan-sheekh-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-raila-odinga\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Raila Odinga"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyay geerida Ra&#8217;iisul Wasaarihii hore ee Kenya Raila Omolo Odinga.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa boggiisa X ku yiri &#8220;Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha Kenya William Ruto iyo shacabka dalkaasi, kadib geerida Ra\u2019iisul Wasaarihii hore ee dalkaasi Raila Odinga oo ahaa hoggaamiye sare oo ku sifeysnaa dimoqraaddiyad, cadaalad iyo adeeg bulsho.<\/p>\n<p>Soomaaliya waxay garab taagan tahay shacabka Kenya.<\/p>\n<p>Raila Omolo Odinga ayaa ku geeriyooday dalka Hindiya kadib markii uu lasoo gudboonaaday xanuun xagga wadnaha ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyay geerida Ra&#8217;iisul Wasaarihii hore ee Kenya Raila Omolo Odinga. Madaxweynaha ayaa boggiisa X ku yiri &#8220;Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha Kenya William Ruto iyo shacabka dalkaasi, kadib geerida Ra\u2019iisul Wasaarihii hore ee dalkaasi Raila Odinga oo ahaa hoggaamiye sare oo ku sifeysnaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":546524,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-546523","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/546523","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=546523"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/546523\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":546527,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/546523\/revisions\/546527"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/546524"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=546523"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=546523"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=546523"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}