{"id":546471,"date":"2025-10-14T13:54:02","date_gmt":"2025-10-14T10:54:02","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=546471"},"modified":"2025-10-14T14:02:13","modified_gmt":"2025-10-14T11:02:13","slug":"guddoomiyaha-hayadda-sodma-oo-ka-hadlay-musiibadii-14-kii-oktoobar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-hayadda-sodma-oo-ka-hadlay-musiibadii-14-kii-oktoobar\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Hay\u2019adda SoDMA oo ka hadlay masiibadii 14-kii Oktoobar"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa sheegay in ay xusuustooda ku weyn tahay weerarkii 14-ka Oktoobar ee 2017 ka dhacay Muqdisho.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha SoDMA ayaa intaa ku daray in Muqdisho ay muujisay adkaysi iyo soo kabasho aan la qiyaasi karin.<\/p>\n<p>&#8220;Maanta waxaan xusuusaneynaa dhibbanayaashii weerarkii argagixiso ee 14-ka Oktoobar 2017, Muqdisho waxay muujisay adkaysi iyo soo kabasho aan la qiyaasi karin&#8221;.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Hay\u2019adda SoDMA ayaa sheegay in tani tusaale u tahay muhiimadda ay leedahay udiyaargarowga masiibooyinka, ka jawaabidda iyo dib u dhiska.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa yiri &#8220;Waxaan weligeen xasuusan doonnaa kuwii naftooda ku waayay, annagoo ka shaqeynayna nabad, badbaado iyo Soomaaliya adkaysi leh&#8221;.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa sheegay in ay xusuustooda ku weyn tahay weerarkii 14-ka Oktoobar ee 2017 ka dhacay Muqdisho. Guddoomiyaha SoDMA ayaa intaa ku daray in Muqdisho ay muujisay adkaysi iyo soo kabasho aan la qiyaasi karin. &#8220;Maanta waxaan xusuusaneynaa dhibbanayaashii weerarkii argagixiso ee 14-ka Oktoobar 2017, Muqdisho [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":546474,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-546471","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/546471","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=546471"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/546471\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":546476,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/546471\/revisions\/546476"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/546474"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=546471"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=546471"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=546471"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}