{"id":546169,"date":"2025-10-10T09:29:00","date_gmt":"2025-10-10T06:29:00","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=546169"},"modified":"2025-10-10T09:29:00","modified_gmt":"2025-10-10T06:29:00","slug":"adeeg-loogu-talagalay-maareynta-gal-dacwadeedyada-oo-muqdisho-laga-hirgaliyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/adeeg-loogu-talagalay-maareynta-gal-dacwadeedyada-oo-muqdisho-laga-hirgaliyay\/","title":{"rendered":"Adeeg loogu talagalay maareynta gal-dacwadeedyada oo Muqdisho laga hirgaliyay"},"content":{"rendered":"<p>Qaar kamid ah madaxda hay\u2019adaha ugu sareeya Cadaaladda dalka ayaa ka qeybgalay kulan la xiriiray soo bandhigga adeeg dhanka computerka ah oo loogu talagalay maareynta shaqooyinka khuseeya gal-dacwadeedyada.<\/p>\n<p>Bandhigidda qalabkaan oo ku shaqeyn doona habka diijitaalka ah,waxaa ka qeybgalay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare,Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka,Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka,Xoghayaha Wasaaradda Caddaaladda,Taliye ku xigeenka Ciidanka Boliiska iyo Taliyaha Hoggaanka barista Dambiyada.<\/p>\n<p>Kulankii bandhigga adeegaan waxaa ka hadlay Guddoomiyaha maxkamadda Sare Baashi Yuusuf iyo qaar kamid ah maamulada qeybaha caddaaladda,kuwaas oo ka warbixiyay ahmiyadda qalabkaan iyo sida uu uga qeybqaadan karo howlaha ku saabsan baarisyada iyo la socodka dambiyada.<\/p>\n<p>Dhameystirka mashruucaan waxaa mudada uu socdo maalgalinaya Dowladda Mareykanka,iyadoo hannaankaan casriga ah uu yahay mid loo qorsheeyay in uu fududeeyo isku xirka shaqooyinka maalinlaha ah ee u dhaxeeya bahda caddaaladda .<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-546171 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/g2.png\" alt=\"\" width=\"1078\" height=\"597\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/g2.png 1078w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/g2-300x166.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/g2-1024x567.png 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/g2-768x425.png 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/g2-860x476.png 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1078px) 100vw, 1078px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaar kamid ah madaxda hay\u2019adaha ugu sareeya Cadaaladda dalka ayaa ka qeybgalay kulan la xiriiray soo bandhigga adeeg dhanka computerka ah oo loogu talagalay maareynta shaqooyinka khuseeya gal-dacwadeedyada. Bandhigidda qalabkaan oo ku shaqeyn doona habka diijitaalka ah,waxaa ka qeybgalay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare,Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka,Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka,Xoghayaha Wasaaradda Caddaaladda,Taliye ku xigeenka Ciidanka Boliiska iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":546170,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-546169","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/546169","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=546169"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/546169\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":546172,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/546169\/revisions\/546172"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/546170"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=546169"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=546169"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=546169"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}