{"id":546037,"date":"2025-10-08T11:57:15","date_gmt":"2025-10-08T08:57:15","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=546037"},"modified":"2025-10-08T12:00:25","modified_gmt":"2025-10-08T09:00:25","slug":"dowladda-oo-beenisay-in-ay-heshiis-qarsoodi-ah-la-gashay-sweden","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-oo-beenisay-in-ay-heshiis-qarsoodi-ah-la-gashay-sweden\/","title":{"rendered":"Dowladda oo beenisay in ay heshiis qarsoodi ah la gashay Sweden"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si buuxda u beenineysaa warbixinnada saxaafadeed ee dhowaan lagu sheegay in Soomaaliya iyo Sweden ay wada galeen \u201cheshiis qarsoodi ah\u201d oo isku xiraya gargaarka horumarineed iyo dib-u-celinta muwaadiniinta Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>War-saxaafadeed kasoo baxay dowladda ayaa lagu sheegay in warbixintani ay tahay been abuur, marin habaabin ah, isla markaana aan sal iyo raad toona lahayn.<\/p>\n<p>War-saxaafadeedka ayaa sidoo kale lagu yiri ma jiro heshiis qarsoodi ah ama shuruudeysan oo ay Soomaaliya la gashay waddan kale oo ku saabsan soo celinta muwaadiniinteenna ama qaybinta gargaarka horumarineed.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-546040 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/WARSAXAAFADEED-12.jpg\" alt=\"\" width=\"1456\" height=\"2048\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/WARSAXAAFADEED-12.jpg 1456w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/WARSAXAAFADEED-12-213x300.jpg 213w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/WARSAXAAFADEED-12-728x1024.jpg 728w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/WARSAXAAFADEED-12-768x1080.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/WARSAXAAFADEED-12-1092x1536.jpg 1092w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/WARSAXAAFADEED-12-860x1210.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1456px) 100vw, 1456px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si buuxda u beenineysaa warbixinnada saxaafadeed ee dhowaan lagu sheegay in Soomaaliya iyo Sweden ay wada galeen \u201cheshiis qarsoodi ah\u201d oo isku xiraya gargaarka horumarineed iyo dib-u-celinta muwaadiniinta Soomaaliyeed. War-saxaafadeed kasoo baxay dowladda ayaa lagu sheegay in warbixintani ay tahay been abuur, marin habaabin ah, isla markaana aan sal iyo raad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":546043,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-546037","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/546037","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=546037"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/546037\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":546042,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/546037\/revisions\/546042"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/546043"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=546037"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=546037"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=546037"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}