{"id":546031,"date":"2025-10-08T10:50:49","date_gmt":"2025-10-08T07:50:49","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=546031"},"modified":"2025-10-08T10:50:49","modified_gmt":"2025-10-08T07:50:49","slug":"wasaaradda-qorshaynta-iyo-fao-oo-ka-wada-hadlay-daah-furnaanta-barnaamijyada-horumarineed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-qorshaynta-iyo-fao-oo-ka-wada-hadlay-daah-furnaanta-barnaamijyada-horumarineed\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Qorshaynta iyo FAO oo ka wada hadlay daah-furnaanta barnaamijyada horumarineed"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Waaxda Kormeerka iyo Qiimaynta ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ayaa kulan ku saabsan isla-xisaabtanka iyo daah-furnaanta barnaamijyada horumarineed la qaatay Hay\u2019adda Cuntada iyo Beeraha Adduunka (FAO).<\/p>\n<p>Kulankan ayaa diiradda lagu saaray dib-u-eegista natiijooyinka barnaamijyada wadajirka ah ee sannadihii 2024\u20132025, iyo talooyinka lagu horumarinayo fulinta iyo hufnaanta barnaamijyada.<\/p>\n<p>Kulanka waxaa shir-guddoomiyey Agaasimaha Waaxda Kormeerka iyo Qiimaynta, Mudane Maxamuud Siciid Nuur, halka wafdiga ka socday FAO uu hogaaminayay Wakweya Tamiru, Madaxa Kormeerka iyo Qiimaynta.<\/p>\n<p>Kulanku wuxuu qayb ka yahay dadaallada Dowladda Federaalka ee lagu hubinayo hufnaanta, isla-xisaabtanka iyo daah-furnaanta barnaamijyada horumarineed, si ay ula jaan-qaadaan Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP 2025\u20132029).<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Waaxda Kormeerka iyo Qiimaynta ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ayaa kulan ku saabsan isla-xisaabtanka iyo daah-furnaanta barnaamijyada horumarineed la qaatay Hay\u2019adda Cuntada iyo Beeraha Adduunka (FAO). Kulankan ayaa diiradda lagu saaray dib-u-eegista natiijooyinka barnaamijyada wadajirka ah ee sannadihii 2024\u20132025, iyo talooyinka lagu horumarinayo fulinta iyo hufnaanta barnaamijyada. Kulanka waxaa shir-guddoomiyey Agaasimaha Waaxda Kormeerka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":546032,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-546031","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/546031","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=546031"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/546031\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":546033,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/546031\/revisions\/546033"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/546032"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=546031"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=546031"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=546031"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}