{"id":546022,"date":"2025-10-08T07:54:11","date_gmt":"2025-10-08T04:54:11","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=546022"},"modified":"2025-10-08T07:54:11","modified_gmt":"2025-10-08T04:54:11","slug":"guddoomiyaha-sodma-oo-qaabilay-wafdi-matalayay-qurbo-joogta-soomaaliyeed-ee-mareykanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-sodma-oo-qaabilay-wafdi-matalayay-qurbo-joogta-soomaaliyeed-ee-mareykanka\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Wafdi matalayay qurbo-joogta Soomaaliyeed ee Mareykanka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi matalayay qurbo-joogta Soomaaliyeed ee ku nool dalka Mareykanka.<\/p>\n<p>Kulanka waxa diiradda lagu saaray doorka muhiimka ah ee qurbo-joogta Soomaaliyeed ku leeyihiin howlaha samatabixinta iyo taageerada dadka nugul, gaar ahaan xilliyada ay dalka ka jiraan xaaladaha bani\u2019aadantinimo iyo musiibooyinka dabiiciga ah.<\/p>\n<p>Guddoomiye Maxamuud Macalin ayaa amaan iyo mahadnaq u jeediyay qurbo-joogta Soomaaliyeed, isagoo xusay in taageeradooda joogtada ah ay door muuqda ka qaadato hawlaha SoDMA ee gurmadka iyo adeegga bulshada.<\/p>\n<p>Labadda dhinac ayaa ku ballamay in la xoojiyo iskaashiga u dhexeeya SoDMA iyo qurbo-joogta, si loo horumariyo qorshayaasha samatabixinta iyo ka jawaabidda musiibooyinka dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi matalayay qurbo-joogta Soomaaliyeed ee ku nool dalka Mareykanka. Kulanka waxa diiradda lagu saaray doorka muhiimka ah ee qurbo-joogta Soomaaliyeed ku leeyihiin howlaha samatabixinta iyo taageerada dadka nugul, gaar ahaan xilliyada ay dalka ka jiraan xaaladaha bani\u2019aadantinimo iyo musiibooyinka dabiiciga ah. Guddoomiye [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":546023,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-546022","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/546022","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=546022"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/546022\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":546024,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/546022\/revisions\/546024"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/546023"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=546022"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=546022"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=546022"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}