{"id":545873,"date":"2025-10-06T13:31:48","date_gmt":"2025-10-06T10:31:48","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=545873"},"modified":"2025-10-06T14:13:25","modified_gmt":"2025-10-06T11:13:25","slug":"wasiiru-dowlaha-arrimaha-gudaha-oo-ka-qeybgalay-kalfadhiga-76-aad-ee-guddiga-fulinta-ee-hayadda-qaxootiga-adduunka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiiru-dowlaha-arrimaha-gudaha-oo-ka-qeybgalay-kalfadhiga-76-aad-ee-guddiga-fulinta-ee-hayadda-qaxootiga-adduunka\/","title":{"rendered":"Wasiiru Dowlaha Arrimaha Gudaha oo ka qeybgalay Kalfadhiga 76-aad ee Guddiga Fulinta ee Hay\u2019adda Qaxootiga Adduunka"},"content":{"rendered":"<p>Switzerland(SONNA:-Wafdi uu hoggaaminayo Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Sadaad Maxamed Nuur, ayaa ka qeyb galay Shirka 76-aad ee Guddiga Fulinta Hay\u2019adda Qaxootiga Adduunka (UNHCR), kaasoo ka socda magaalada Geneva ee Dalka Switzerland.<\/p>\n<p>Wafdiga waxaa sidoo kale qayb ka ah Guddoomiyaha Hay\u2019adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka, Mudane Axmed Xuseen Cilmi, iyo saraakiil ka socota hay\u2019adda.<\/p>\n<p>Shirka sannadlaha ah ayaa ah madal caalami ah oo lagu gorfeynayo xaaladaha qaxootiga dunida, laguna soo bandhigayo yabooha iyo taageerada loo baahanyahay si wax looga qabto baahiyaha qaxootiga iyo dadka nugul.<\/p>\n<p>Furitaanka shirka waxaa hadal ka jeediyay Madaxa Guud ee Hay\u2019adda UNHCR, Mudane Filippo Grandi, kaasoo ka hadlay xaaladda adag ee dadka qaxootiga ah iyo hoos u dhaca dhaqaalaha gargaarka bini\u2019aadantinimo ee caalamka.<\/p>\n<p>Inta uu socdo shirka, Wasiir Saadaad iyo Guddoomiye Axmed waxay kulamo gaar ah la yeelan doonaan madaxda iyo wakiillada dalalka iyo hay\u2019adaha ka qeyb galaya shirka, iyagoo diiradda saaraya sidii xal waara loogu heli lahaa qaxootiga ku nool Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa horey ugu guuleysatay inay dalkooda dib ugu soo celiso muwaadiniin Soomaaliyeed oo dhibaatooyin kala duwan kala kulmay dalal shisheeye, iyadoo weli si joogto ah u waddo dadaallo lagu doonayo in xal waara loogu helo qaxootiga iyo barakacayaasha Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-545874 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/FB_IMG_1759746474026.jpg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"1000\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/FB_IMG_1759746474026.jpg 750w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/FB_IMG_1759746474026-225x300.jpg 225w\" sizes=\"auto, (max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-545875 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/FB_IMG_1759746466244.jpg\" alt=\"\" width=\"1536\" height=\"2048\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/FB_IMG_1759746466244.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/FB_IMG_1759746466244-225x300.jpg 225w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/FB_IMG_1759746466244-768x1024.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/FB_IMG_1759746466244-1152x1536.jpg 1152w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/FB_IMG_1759746466244-860x1147.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1536px) 100vw, 1536px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-545876\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/FB_IMG_1759746453519-225x300.jpg\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/FB_IMG_1759746453519-225x300.jpg 225w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/FB_IMG_1759746453519.jpg 750w\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Switzerland(SONNA:-Wafdi uu hoggaaminayo Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Sadaad Maxamed Nuur, ayaa ka qeyb galay Shirka 76-aad ee Guddiga Fulinta Hay\u2019adda Qaxootiga Adduunka (UNHCR), kaasoo ka socda magaalada Geneva ee Dalka Switzerland. Wafdiga waxaa sidoo kale qayb ka ah Guddoomiyaha Hay\u2019adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka, Mudane Axmed Xuseen Cilmi, iyo saraakiil [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":545876,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-545873","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/545873","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=545873"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/545873\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":545879,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/545873\/revisions\/545879"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/545876"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=545873"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=545873"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=545873"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}