{"id":545754,"date":"2025-10-05T10:55:34","date_gmt":"2025-10-05T07:55:34","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=545754"},"modified":"2025-10-05T10:55:34","modified_gmt":"2025-10-05T07:55:34","slug":"wasiir-fiqi-wasaaradda-difaaca-waxaa-u-qorsheysan-in-agoonta-shuhadadii-cxd-loo-sameeyo-hayad-gaar-ah-oo-ka-shaqeysa-xanaaneyntooda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-fiqi-wasaaradda-difaaca-waxaa-u-qorsheysan-in-agoonta-shuhadadii-cxd-loo-sameeyo-hayad-gaar-ah-oo-ka-shaqeysa-xanaaneyntooda\/","title":{"rendered":"Wasiir Fiqi: \u201cWasaaradda Difaaca waxaa u qorsheysan in agoonta shuhadadii CXD Loo sameeyo hay\u2019ad gaar ah oo ka shaqeysa xanaaneyntooda\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA) \u2013 Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa sheegay in Wasaaradda Difaacu ay qorsheyneyso in agoonta shuhadadii Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed loo sameeyo hay\u2019ad gaar ah oo ka shaqeysa xanaaneyntooda.<\/p>\n<p>\u201cWasaaradda Difaaca waxaa u qorsheysan in agoonta shuhadadii Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed loo sameeyo hay\u2019ad gaar ah oo ka shaqeysa xanaaneyntooda, mar dhow ayaana Golaha Wasiirrada horgeyn doonaa sharciga hay\u2019addaas,\u201d ayuu yiri Wasiir Fiqi.<\/p>\n<p>Wasiirka oo ka hadlayay munaasabad tababar loogu soo xirayay saraakiil iyo saraakiil xigeen ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka ayaa xusay in sharcigaas dhowaan la horgeyn doono Golaha Wasiirrada, isagoo carrabka ku adkeeyay in aysan dayaci doonin carruurta shuhadada geesiyaasha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa tilmaamay sida ay Xukuumaddu uga go\u2019an tahay tayeynta, qalabaynta iyo joogteynta tababarada Ciidanka Xoogga Dalka, si loo helo ciidan awood u leh ciribtirka kooxaha argagixisada iyo difaaca madaxbannaanida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA) \u2013 Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa sheegay in Wasaaradda Difaacu ay qorsheyneyso in agoonta shuhadadii Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed loo sameeyo hay\u2019ad gaar ah oo ka shaqeysa xanaaneyntooda. \u201cWasaaradda Difaaca waxaa u qorsheysan in agoonta shuhadadii Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed loo sameeyo hay\u2019ad gaar ah oo ka shaqeysa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":545755,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-545754","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/545754","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=545754"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/545754\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":545756,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/545754\/revisions\/545756"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/545755"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=545754"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=545754"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=545754"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}