{"id":545739,"date":"2025-10-04T18:47:54","date_gmt":"2025-10-04T15:47:54","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=545739"},"modified":"2025-10-04T18:47:54","modified_gmt":"2025-10-04T15:47:54","slug":"ciidanka-ammaanka-oo-howlgal-sifayn-ah-ka-wada-xarunta-godka-jilicow","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-ammaanka-oo-howlgal-sifayn-ah-ka-wada-xarunta-godka-jilicow\/","title":{"rendered":"Ciidanka ammaanka oo howlgal sifayn ah ka wada xarunta Godka Jilicow"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA): Maanta abaaro 4:40 galabnimo, maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta ayaa weerar naf-halignimo ah ku qaaday xarunta Godka Jilicow, oo ka mid ah xarumaha hay\u2019adda NISA. Maleeshiyaadka weerarka soo qaaday ayaa isticmaalay gaari ay u ekaysiiyeen gaadiidka ciidamada hay\u2019adda.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah maleeshiyaadka cadowga ayaa la toogtay, waxaana haatan socda howlgalkii ugu dambeeyay ee lagu soo afjarayo kooxdan weerarka soo qaaday.<\/p>\n<p>Wixii warar ah ee ku soo kordha howlgalka, dib ayaan ka soo gudbin doonaa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA): Maanta abaaro 4:40 galabnimo, maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta ayaa weerar naf-halignimo ah ku qaaday xarunta Godka Jilicow, oo ka mid ah xarumaha hay\u2019adda NISA. Maleeshiyaadka weerarka soo qaaday ayaa isticmaalay gaari ay u ekaysiiyeen gaadiidka ciidamada hay\u2019adda. Qaar ka mid ah maleeshiyaadka cadowga ayaa la toogtay, waxaana haatan socda howlgalkii ugu dambeeyay ee lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":531075,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-545739","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/545739","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=545739"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/545739\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":545740,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/545739\/revisions\/545740"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/531075"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=545739"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=545739"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=545739"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}