{"id":545692,"date":"2025-10-04T10:56:18","date_gmt":"2025-10-04T07:56:18","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=545692"},"modified":"2025-10-04T11:56:54","modified_gmt":"2025-10-04T08:56:54","slug":"muqdisho-oo-maanta-dib-loo-furayo-50-wado-oo-u-xirnaa-sababo-amni","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/muqdisho-oo-maanta-dib-loo-furayo-50-wado-oo-u-xirnaa-sababo-amni\/","title":{"rendered":"Muqdisho oo maanta dib loo furayo in ka badan 50 wado oo u xirnaa sababo Amni"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka dib u furaysa qaar ka mid ah waddooyinka magaaladda Muqdisho oo sanadihii u dambeeyey u xirnaa sababo amni,furista waddooyinka ayaa timid ka dib markii dowladda ku guulaysatay sugista amniga Caasimadda.<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisulwasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya oo uu wehliyo guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo madax kala duwan ayaa goordhow furi doona 50 wado oo ka mid ah kuwa ugu muhiimsan caasimadda.<\/p>\n<p>Shacabka caasimadda ayaa si weyn u soo dhoweeyey furista waddooyinka iyo sida balaaran ee dowladda ugu guulaysatay sugista amniga caasimadda.<\/p>\n<p>In waddooyinka xirnaa la furo ayaa ka dhigan guul weyn oo ay gaareen haya&#8217;addaha u xilsaaran sugidda amniga caasimadda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka dib u furaysa qaar ka mid ah waddooyinka magaaladda Muqdisho oo sanadihii u dambeeyey u xirnaa sababo amni,furista waddooyinka ayaa timid ka dib markii dowladda ku guulaysatay sugista amniga Caasimadda. Ra&#8217;iisulwasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya oo uu wehliyo guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo madax kala duwan ayaa goordhow furi doona 50 wado [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":408742,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-545692","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/545692","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=545692"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/545692\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":545701,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/545692\/revisions\/545701"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/408742"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=545692"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=545692"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=545692"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}