{"id":545681,"date":"2025-10-03T18:40:38","date_gmt":"2025-10-03T15:40:38","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=545681"},"modified":"2025-10-03T18:43:43","modified_gmt":"2025-10-03T15:43:43","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-amniga-muqdisho-in-uu-hagaago-iskama-imaan-ee-dad-badan-oo-soomaaliyeed-ayaa-dhigooda-u-huray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-xasan-sheekh-amniga-muqdisho-in-uu-hagaago-iskama-imaan-ee-dad-badan-oo-soomaaliyeed-ayaa-dhigooda-u-huray\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh: Amniga Muqdisho in uu hagaago iskama imaan ee dad badan oo Soomaaliyeed ayaa dhigooda u huray"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Madaxweymaha JFS Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo Khudbad u jeediyay shacabka Soomaaliyeed, kaddib Salaaddii Jumcaha ee maanta ayaa ka hadlay arrimaha ammaanka, tanaasulka dowladda ee tabashooyinka mucaaradka, nidaaminta dhulka danta guud iyo dhacdooyinkii amni-darro ee Caasimadda ka dhacay maalmihii lasoo dhaafay.<\/p>\n<p>Ugu horayn Madaxweynaha ayaa ka hadlay Amniga caasimadda oo dowladda si weyn u sugtay &#8220;Amniga Muqdisho in uu hagaago iskama imaan ee dad badan oo Soomaaliyeed ayaa dhigooda u huray, waxaana codsanayaa in aan noola celin meeshii laga yimid.&#8221;ayuu yiri Madaxweyne Xasan isagoo shacabka kula dardaarmay in ay ilaashadaan Amniga iyo horumarka caasimadda.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Madaxweynaha ayaa ka hadlay weerarkii lagu qaaday saldhiga degmada Warta-nabada, isagoo sheegay in maxkamad sugayaal yihiin shaqsiyaad ku xadgudbay muwaadiniinta Soomaliyeed,madaxweynaha ayaa xusay in hubka waaweyn cidna laga ogolayn in ay magaalada la dhex marto &#8220;Aniga oo ah Madaxweynihii JFS ayaa iska reebay gaadiidka hubka culus saaran yihiin, waana mamnuuc in Muqdisho hub culus lagu dhexmaro iyadoo lagu xaragoonayo.&#8221;ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Madaxweymaha JFS Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo Khudbad u jeediyay shacabka Soomaaliyeed, kaddib Salaaddii Jumcaha ee maanta ayaa ka hadlay arrimaha ammaanka, tanaasulka dowladda ee tabashooyinka mucaaradka, nidaaminta dhulka danta guud iyo dhacdooyinkii amni-darro ee Caasimadda ka dhacay maalmihii lasoo dhaafay. Ugu horayn Madaxweynaha ayaa ka hadlay Amniga caasimadda oo dowladda si weyn u sugtay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":545683,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-545681","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/545681","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=545681"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/545681\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":545682,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/545681\/revisions\/545682"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/545683"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=545681"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=545681"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=545681"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}