{"id":545655,"date":"2025-10-03T11:29:40","date_gmt":"2025-10-03T08:29:40","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=545655"},"modified":"2025-10-03T11:29:40","modified_gmt":"2025-10-03T08:29:40","slug":"afhayeenka-ciidanka-xoogga-oo-kulan-dhiirigalin-ah-la-qaatay-ciiidamo-ku-sugan-mahadaay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/afhayeenka-ciidanka-xoogga-oo-kulan-dhiirigalin-ah-la-qaatay-ciiidamo-ku-sugan-mahadaay\/","title":{"rendered":"Afhayeenka Ciidanka Xoogga oo kulan dhiirigalin ah la qaatay ciiidamo ku sugan Mahadaay"},"content":{"rendered":"<p>Afhayeenka Ciidanka ee Wasaaradda Gaashaandhigga Sheekh Abuukar Macalin ayaa Kulan baraarujin ah oo la xiriiray habsami u gudashada waaibaadka qaran la qaatay ciidamada xoogga ee ku sugan degmada Mahadaay oo ka tirsan Gobolka Sg\/Dhexe.<\/p>\n<p>Afhayeenka ayaa ku ammaanay ciidanka sida ay diyaarka ugu yihiin adkeynta iyo ilaalinta amniga shacabka ku sugan degmadaasi , isagoo ku booriyay in ay halkaasi ka sii wadaan dadaalada ku aadan la dagaalanka kooxaha khawaarujta ee ku dhuumaaleysanaya deegaanada Sh\/Dhexe.<\/p>\n<p>Afhayeenka Ciidanka ee Wasaaradda Gaashaandhigga waxa uu ka dalbaday dadka deegaanka mahadaay iyo guud ahaan kuwa Sh\/Dhexe in ay ciidanka gacan ku siiyaan howlgalada looga horjedo khawaarijta iyo sidii gabi ahaan looga sifeyn lahaa gobolkaasi.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-545657 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/af2.png\" alt=\"\" width=\"1072\" height=\"600\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/af2.png 1072w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/af2-300x168.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/af2-1024x573.png 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/af2-768x430.png 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/af2-860x481.png 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1072px) 100vw, 1072px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Afhayeenka Ciidanka ee Wasaaradda Gaashaandhigga Sheekh Abuukar Macalin ayaa Kulan baraarujin ah oo la xiriiray habsami u gudashada waaibaadka qaran la qaatay ciidamada xoogga ee ku sugan degmada Mahadaay oo ka tirsan Gobolka Sg\/Dhexe. Afhayeenka ayaa ku ammaanay ciidanka sida ay diyaarka ugu yihiin adkeynta iyo ilaalinta amniga shacabka ku sugan degmadaasi , isagoo ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":545656,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-545655","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/545655","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=545655"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/545655\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":545658,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/545655\/revisions\/545658"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/545656"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=545655"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=545655"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=545655"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}