{"id":545611,"date":"2025-10-02T16:28:39","date_gmt":"2025-10-02T13:28:39","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=545611"},"modified":"2025-10-02T16:29:38","modified_gmt":"2025-10-02T13:29:38","slug":"xafiiska-hantidhowrka-qaranka-isku-xirka-heshiisyaxa-adeegga-dowladda-iyo-aqoonsiga-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xafiiska-hantidhowrka-qaranka-isku-xirka-heshiisyaxa-adeegga-dowladda-iyo-aqoonsiga-qaranka\/","title":{"rendered":"Xafiiska Hantidhowrka qaranka: isku xirka heshiishyada adeegga dowladda iyo Aqoonsiga Qaranka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS, isaga oo dhaqangelinaya ujeeddooyinka Sharci Lr. 9 ee 2023, Sharciga Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Dadweynaha, iyo Xeer Ra\u2019iisul Wasaare Lr. 415, 2025 ee Taaba-gelinta Isku-xirka Adeegyada iyo Nidaamka Hubinta Aqoonsiga Qaranka, waxa uu la socodsiinayaa dhammaan hay\u2019adaha dowladda in laga bilaabo 05 October, 2025.<\/p>\n<p>Guud ahaan Heshiisyada Shaqada iyo Qandaraasyada laga diiwaangeliyo Hantidhowrka ay tahay in lagu lifaaqo Aqoonsiga Qaranka (National ID) ee dhammaan dadka saxiixyada ku leh heshiisyada shaqada iyo kuwa adeegyadaba.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS, isaga oo dhaqangelinaya ujeeddooyinka Sharci Lr. 9 ee 2023, Sharciga Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Dadweynaha, iyo Xeer Ra\u2019iisul Wasaare Lr. 415, 2025 ee Taaba-gelinta Isku-xirka Adeegyada iyo Nidaamka Hubinta Aqoonsiga Qaranka, waxa uu la socodsiinayaa dhammaan hay\u2019adaha dowladda in laga bilaabo 05 October, 2025. Guud ahaan Heshiisyada Shaqada iyo Qandaraasyada laga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":545612,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-545611","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/545611","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=545611"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/545611\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":545614,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/545611\/revisions\/545614"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/545612"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=545611"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=545611"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=545611"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}