{"id":545585,"date":"2025-10-02T11:34:51","date_gmt":"2025-10-02T08:34:51","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=545585"},"modified":"2025-10-02T11:34:51","modified_gmt":"2025-10-02T08:34:51","slug":"sodma-oo-dib-u-dhis-iyo-dayactir-ku-samaynaysa-xarunta-keydka-cuntada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/sodma-oo-dib-u-dhis-iyo-dayactir-ku-samaynaysa-xarunta-keydka-cuntada-muqdisho\/","title":{"rendered":"SoDMA oo dib u dhis iyo dayactir ku samaynaysa xarunta keydka cuntada Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiye ku-xigeenka Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Dr. Axmed Cabdi Aadan, ayaa Muqdisho si rasmi ah uga daahfuray mashruuca dib-u-dayactirka iyo dhismaha cusub ee Bakhaarka Dhexe ee Keydka Cuntada.<\/p>\n<p>Mashruucan waxaa loogu talagalay in lagu xoojiyo awoodda kaydinta iyo qaybinta raashinka degdegga ah, si wax looga qabto xaaladaha bini\u2019aadantinimo ee soo noqnoqda.<\/p>\n<p>Maalgelinta mashruucan waxaa bixisay Dowladda Shiinaha, taas oo astaan u ah iskaashiga xooggan ee Soomaaliya iyo Shiinaha.<\/p>\n<p>Dhismo kale oo keydka cuntada ah ayaa sidoo kale ka soconaya magaalada Laascaanood oo ah xarunta maamulka goboleedka Waqooyi Bari.<\/p>\n<p>Mashruucan ayaa qeyb ka ah dadaallada lagu xoojinayo kaabeyaasha hay\u2019adda SoDMA.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiye ku-xigeenka Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Dr. Axmed Cabdi Aadan, ayaa Muqdisho si rasmi ah uga daahfuray mashruuca dib-u-dayactirka iyo dhismaha cusub ee Bakhaarka Dhexe ee Keydka Cuntada. Mashruucan waxaa loogu talagalay in lagu xoojiyo awoodda kaydinta iyo qaybinta raashinka degdegga ah, si wax looga qabto xaaladaha bini\u2019aadantinimo ee soo noqnoqda. Maalgelinta mashruucan waxaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":545586,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-545585","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/545585","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=545585"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/545585\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":545587,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/545585\/revisions\/545587"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/545586"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=545585"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=545585"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=545585"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}