{"id":545582,"date":"2025-10-02T11:20:33","date_gmt":"2025-10-02T08:20:33","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=545582"},"modified":"2025-10-02T11:20:33","modified_gmt":"2025-10-02T08:20:33","slug":"soomaaliya-iyo-baxrayn-oo-ka-wada-hadlay-fursadaha-maalgashi-ee-ka-jira-dalkeenna","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-iyo-baxrayn-oo-ka-wada-hadlay-fursadaha-maalgashi-ee-ka-jira-dalkeenna\/","title":{"rendered":"Soomaaliya iyo Baxrayn oo ka wada hadlay fursadaha maalgashi ee ka jira dalkeenna"},"content":{"rendered":"<p>Jiddah-(SONNA)-Qunsulka Guud ee JFS u fadhiya magaalada Jiddah ee dalka Sacuudi Carabiya, Cabdiwali Xersi Cabdulle ayaa kulan la qaatay dhiggiisa dalka Baxrayn, Musa Abdullah Al-Nuaimi.<\/p>\n<p>Kulanka oo ay labada mas&#8217;uul ku yeesheen Qunsuliyadda dalka Baxrayn ee magaalada Jiddah ayaa waxay kaga wada hadleen xoojinta xiriirka labada dowladood iyo iskaashi dhinacya badan leh.<\/p>\n<p>Mas&#8217;uuliinta ayaa si gaar ah diiradda u saaray horumarinta ganacsiga iyo fursadaha maalgashi ee ka jira Soomaaliya, iyagoo isla soo qaaday ka faa&#8217;iideysiga dhoofinta Xoolaha, kalluunka, qudaarta, miraha beeraha iyo macdanta qaybaheeda kala duwan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jiddah-(SONNA)-Qunsulka Guud ee JFS u fadhiya magaalada Jiddah ee dalka Sacuudi Carabiya, Cabdiwali Xersi Cabdulle ayaa kulan la qaatay dhiggiisa dalka Baxrayn, Musa Abdullah Al-Nuaimi. Kulanka oo ay labada mas&#8217;uul ku yeesheen Qunsuliyadda dalka Baxrayn ee magaalada Jiddah ayaa waxay kaga wada hadleen xoojinta xiriirka labada dowladood iyo iskaashi dhinacya badan leh. Mas&#8217;uuliinta ayaa si [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":545583,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-545582","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/545582","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=545582"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/545582\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":545584,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/545582\/revisions\/545584"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/545583"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=545582"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=545582"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=545582"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}