{"id":545542,"date":"2025-10-01T14:48:33","date_gmt":"2025-10-01T11:48:33","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=545542"},"modified":"2025-10-01T14:48:58","modified_gmt":"2025-10-01T11:48:58","slug":"raiisul-wasaare-xamsa-oo-xarigga-ka-jaray-mashruuca-koronto-gelinta150-xarumo-caafimaad-dadweyne-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-xamsa-oo-xarigga-ka-jaray-mashruuca-koronto-gelinta150-xarumo-caafimaad-dadweyne-ah\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray mashruuca koronto-gelinta 150 xarumo caafimaad dadweyne ah"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray mashruuca koronto-gelinta150 xarumo caafimaadka dadweynaha ah oo lacag la\u2019aan ah, lagana hirgaliyay gobollada dalka.<\/p>\n<p>Mudane Xamsa ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed ay baahi weyn u qabaan adeeg koronto oo tayo leh.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa tilmaamay in mashruucan uu qayb ka yahay dadaallada Xukuumadda ee lagu horumarinayo kaabeyaasha tamarta iyo adeegyada aasaasiga ah, isla markaana uu siin doono xarumaha caafimaadka iyo waxbarashada tamar awood leh, taas oo kor u qaadaysa tayada adeegyada bulshada.<\/p>\n<p>\u201cXukuumadda waxa ay diirada saartay in dadku helaan adeeg koronto iyo waxbarasho tayo sare leh, dhammaan adeegyada dadweynaha waxaa asal u ah koronto awood leh, Korontada aan maanta wadno ee dhamaan Soomaaliya laga hirgaliyay waa koronto deegaanka la saaxiib ah oo loo yaqaan Tamarta Cagaaran, waxaana rajeyneynaa in ay dadka Soomaaliyeed awood u helaan in ay iibsadaan,\u201d ayuu yiri Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre.<\/p>\n<p>Mudane Xamsa ayaa xusay in tallaabadani ay muhiimad gaar ah u leedahay dalka, isla markaana lagu wajahayo horumar dhanka tamarta ah, Xukuumaddana ay ka go\u2019an tahay in ay sii ballaariso adeegyada korontada si loo xaqiijiyo adeegga bulshada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray mashruuca koronto-gelinta150 xarumo caafimaadka dadweynaha ah oo lacag la\u2019aan ah, lagana hirgaliyay gobollada dalka. Mudane Xamsa ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed ay baahi weyn u qabaan adeeg koronto oo tayo leh. Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa tilmaamay in mashruucan uu qayb ka yahay dadaallada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":545543,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-545542","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/545542","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=545542"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/545542\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":545545,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/545542\/revisions\/545545"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/545543"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=545542"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=545542"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=545542"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}