{"id":545537,"date":"2025-10-01T14:13:26","date_gmt":"2025-10-01T11:13:26","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=545537"},"modified":"2025-10-01T14:14:09","modified_gmt":"2025-10-01T11:14:09","slug":"dowladda-oo-sheegtay-in-ay-ka-goan-tahay-kordhinta-fursadaha-shaqo-abuurka-dhallinyarada-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-oo-sheegtay-in-ay-ka-goan-tahay-kordhinta-fursadaha-shaqo-abuurka-dhallinyarada-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"Dowladda oo sheegtay in ay ka go\u2019an tahay kordhinta fursadaha shaqo-abuurka dhallinyarada Soomaaliyeed"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, Xildhibaan Marwo Aamina Xuseen Cali, ayaa sheegtay in Wasaaradda ay ka go\u2019an tahay kordhinta fursadaha shaqo-abuurka dhallinyarada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Wasiiradda oo ka hadlaysay daah-furtka nidaamka casriga ah ee isku-xirka loo-shaqeeyaha iyo shaqo-doonka, iyadoo intaa ku dartay in wasaaraddu ay ku talagashay nidaamkan casriga ah, si loo soo bandhigo shaqooyinka ka bannaan DFS, hay\u2019adaha gaarka loo leeyahay iyo kuwa caalamiga ah.<\/p>\n<p>Munaasabadda ayaa waxaa ka qeyb galay xubno ka socday Hay\u2019adaha DFS ee dhiirrigeliya shaqo-abuurka dhallinyarada Soomaaliyeed, Hay\u2019adaha aan dowliga ahayn iyo kuwa caalamiga ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, Xildhibaan Marwo Aamina Xuseen Cali, ayaa sheegtay in Wasaaradda ay ka go\u2019an tahay kordhinta fursadaha shaqo-abuurka dhallinyarada Soomaaliyeed. Wasiiradda oo ka hadlaysay daah-furtka nidaamka casriga ah ee isku-xirka loo-shaqeeyaha iyo shaqo-doonka, iyadoo intaa ku dartay in wasaaraddu ay ku talagashay nidaamkan casriga ah, si loo soo bandhigo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":545540,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-545537","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/545537","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=545537"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/545537\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":545541,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/545537\/revisions\/545541"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/545540"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=545537"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=545537"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=545537"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}