{"id":545332,"date":"2025-09-28T15:09:11","date_gmt":"2025-09-28T12:09:11","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=545332"},"modified":"2025-09-28T15:10:38","modified_gmt":"2025-09-28T12:10:38","slug":"raiisul-wasaaraha-xfs-oo-ka-qeybgalay-munaasabadda-furitaanka-barnaamijka-xoojinta-af-carabiga-ee-soomaaliy","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaaraha-xfs-oo-ka-qeybgalay-munaasabadda-furitaanka-barnaamijka-xoojinta-af-carabiga-ee-soomaaliy\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa oo ka qeybgalay Munaasabadda furitaanka Barnaamijka Xoojinta Af-Carabiga ee Soomaaliy"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa maanta ka qeyb galay munaasabadda furitaanka Barnaamijka Xoojinta Af-Carabiga ee Soomaaliya, isagoo xusay muhiimadda uu Af-Carabigu u leeyahay bulshada iyo dowladnimada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaruhu oo khudbad ka jeediyay munaasabadda\u00a0ayaa adkeeyay in Af-Carabigu yahay luqadda labaad ee rasmiga ah ee Soomaaliya, isla markaana uu leeyahay door muhiim ah oo ku saabsan dowal dhiska iyo sharci dejinta midnimada bulshada iyo horumarinta waxbarashada iyo dhaqanka<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_250928_145259_053.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa maanta ka qeyb galay munaasabadda furitaanka Barnaamijka Xoojinta Af-Carabiga ee Soomaaliya, isagoo xusay muhiimadda uu Af-Carabigu u leeyahay bulshada iyo dowladnimada Soomaaliyeed. Ra\u2019iisul Wasaaruhu oo khudbad ka jeediyay munaasabadda\u00a0ayaa adkeeyay in Af-Carabigu yahay luqadda labaad ee rasmiga ah ee Soomaaliya, isla markaana uu leeyahay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":500407,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-545332","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/545332","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=545332"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/545332\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":545337,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/545332\/revisions\/545337"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/500407"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=545332"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=545332"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=545332"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}