{"id":545281,"date":"2025-09-28T09:56:41","date_gmt":"2025-09-28T06:56:41","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=545281"},"modified":"2025-09-28T10:37:28","modified_gmt":"2025-09-28T07:37:28","slug":"dekadaha-muqdisho-iyo-berbara-oo-loo-aqoonsaday-dekedaha-ugu-waxqabadka-wanaagsanaa-bariga-afrika-sanadkii-2024","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dekadaha-muqdisho-iyo-berbara-oo-loo-aqoonsaday-dekedaha-ugu-waxqabadka-wanaagsanaa-bariga-afrika-sanadkii-2024\/","title":{"rendered":"Dowladda oo sheegtey in dekedaha Muqdisho &#038; Berbera ay noqdeen kuwa ugu waxqabadka wanaagsan\u00a0Bariga Afrika"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA); \u2013 Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in dekedaha Muqdisho iyo Berbera loo aqoonsaday kuwa ugu waxqabadka wanaagsan Bariga Afrika sanadkii 2024, sida lagu sheegay warbixinta Container Port Performance Index (CPPI) oo ay si wadajir ah u soo saareen Bangiga Adduunka iyo Hay\u2019adda S&amp;P Global Market Intelligence.<\/p>\n<p>Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook ku bogaadiyay guushan, isaga oo xusay in ay ka tarjumayso dadaalka dowladda, maamulka dekedaha, shirkadaha maamula iyo ganacsatada gaarka loo leeyahay ee lagu horumarinayo adeegyada dekedaha dalka.<\/p>\n<p>\u201cGuushan waxay caddeyn u tahay in Soomaaliya ku talaabsatay horumar muuqda oo ku saabsan casriyeynta iyo hufnaanta dekedaha, iyadoo ay dowladda ka go\u2019an tahay in dekedaha dalka laga dhigo marinno lagu kalsoonaan karo oo qeyb ka qaata kobaca ganacsiga caalamiga ah,\u201d ayuu yiri Wasiirku.<\/p>\n<p>Wasiirka waxa uu intaa ku daray in dowladda ay ka go&#8217;antahay\u00a0casriyeynta dekedaha dalka, kordhinta hufnaanta, iyo in laga dhigo marinno lagu kalsoonaan karo oo ganacsiga caalamiga ah.<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_250928_104115_052.sdocx--><\/p>\n<p><strong>Hoos ka aqriso warsaxaafadeedka Wasaaradd.<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-545286 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/FB_IMG_1759042669437-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1112\" height=\"1413\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/FB_IMG_1759042669437-1.jpg 1112w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/FB_IMG_1759042669437-1-236x300.jpg 236w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/FB_IMG_1759042669437-1-806x1024.jpg 806w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/FB_IMG_1759042669437-1-768x976.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/FB_IMG_1759042669437-1-860x1093.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1112px) 100vw, 1112px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA); \u2013 Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in dekedaha Muqdisho iyo Berbera loo aqoonsaday kuwa ugu waxqabadka wanaagsan Bariga Afrika sanadkii 2024, sida lagu sheegay warbixinta Container Port Performance Index (CPPI) oo ay si wadajir ah u soo saareen Bangiga Adduunka iyo Hay\u2019adda S&amp;P Global Market Intelligence. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":544295,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-545281","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/545281","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=545281"}],"version-history":[{"count":10,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/545281\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":545293,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/545281\/revisions\/545293"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/544295"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=545281"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=545281"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=545281"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}