{"id":545276,"date":"2025-09-27T21:06:14","date_gmt":"2025-09-27T18:06:14","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=545276"},"modified":"2025-09-27T21:06:14","modified_gmt":"2025-09-27T18:06:14","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-ka-qeyb-galay-casho-sharaf-uu-martigeliyay-donald-trump","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-xasan-sheekh-oo-ka-qeyb-galay-casho-sharaf-uu-martigeliyay-donald-trump\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay casho sharaf uu martigeliyay Donald Trump"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):- Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay casho sharaf uu martigaliyay Madaxwaynaha Maraykanka Mundane Donald Trump taasi oo lagu maamuusay madaxdii ka qaybgashay Meertada 80aad ee Fadhiga Golaha Guud ee Qaramada Midoobay.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa magaalada New York uga qeybgalay fadhiga 80-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay, halkaas oo uu ku soo bandhigay duruufaha adag ee Soomaaliya ay ka gudubtay, isagoo tilmaamay in dowladdu ay dadaal ku bixisay xaqiijinta amniga, dardar gelinta dagaalka ka dhanka argagixisada, xoojinta dimuqraadiyadda iyo dhammeystirka Dastuurka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-545277\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/IMG_5984-300x200.jpeg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/IMG_5984-300x200.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/IMG_5984-1024x683.jpeg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/IMG_5984-768x512.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/IMG_5984-1536x1025.jpeg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/IMG_5984-330x220.jpeg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/IMG_5984-420x280.jpeg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/IMG_5984-615x410.jpeg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/IMG_5984-860x574.jpeg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/IMG_5984.jpeg 2048w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):- Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay casho sharaf uu martigaliyay Madaxwaynaha Maraykanka Mundane Donald Trump taasi oo lagu maamuusay madaxdii ka qaybgashay Meertada 80aad ee Fadhiga Golaha Guud ee Qaramada Midoobay. Madaxweynaha ayaa magaalada New York uga qeybgalay fadhiga 80-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay, halkaas oo uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":545277,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-545276","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/545276","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=545276"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/545276\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":545278,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/545276\/revisions\/545278"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/545277"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=545276"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=545276"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=545276"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}