{"id":545186,"date":"2025-09-26T14:37:33","date_gmt":"2025-09-26T11:37:33","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=545186"},"modified":"2025-09-26T15:55:57","modified_gmt":"2025-09-26T12:55:57","slug":"heyadda-tayodhowrka-qaranka-oo-abbaalmarisay-dhowr-shirkadood-oo-kuwa-ganacsiga-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/heyadda-tayodhowrka-qaranka-oo-abbaalmarisay-dhowr-shirkadood-oo-kuwa-ganacsiga-ah\/","title":{"rendered":"Hey\u2019adda Tayo-dhowrka Qaranka oo abbaalmarisay dhowr shirkadood oo kuwa ganacsiga ah"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirro iyo Xildhibaanno ka tirsan DFS ayaa Magaalada Muqdisho uga \u00a0qeybgalay xaflad lagu maamuusaayey abaalmarinta shirkado ganacsi oo ku guuleystay kobcinta tayada ee adeegyada loo qabto shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Xafladdaan oo ay soo qabanqaabiyeen maamulka Hey\u2019adda Tayodhowrka Qaranka,waxaa kaloo ka qeybgalay qaar kamid ah maamulada shirkadaha ee xagga wax soo saarka,aqoonyahanno, ganacsato iyo marti sharaf kale.<\/p>\n<p>Wasiirka Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyada XFS Mudne \ud835\udc0c\ud835\udc1a\ud835\udc31\ud835\udc1a\ud835\udc26\ud835\udc1e\ud835\udc1d \ud835\udc00\ud835\udc1a\ud835\udc1d\ud835\udc1a\ud835\udc27 \ud835\udc0c\ud835\udc1a\ud835\udc1c\ud835\udc1a\ud835\udc25\ud835\udc25\ud835\udc22\ud835\udc27 oo ka hadlay munaasabaddaasi ayaa ka warbixiyay ahmiyadda ay leeyihiin tartamada ganacsiga ee loo qabto shirkadaha wax aoo saarka iyo kaalinta ay ka qaadan doonaan ilaalinta tayada ee adeegyada loo fidiyo bulshada.<\/p>\n<p>\u201cIn Lagu tartamo shaqada heyad kasta ay u hayaan bulshada waa tallaabo dhiiirigalineysa in la helo adeegyo caafimaad qab ah oo wax u tari kara umadda\u201dsidaasi waxaa yiri Xoghayaha Guue ee Hey\u2019adda Tayodhowrka Qaranka Guuleed C\/Rashiid.<\/p>\n<p>Xafladdaasi oo uu sidoo kale ka hadlay Agaasimaha Machadka Tayada Qaranka Abuukar Axmed Culusoow waxaa\u00a0 shirkado dhowr ah oo la siiyay abaalmarinno iyo aqoonsiyo kale loo doortay in Soomaaliya ay ku matali doonaan tartamada loo qorsheeyay in uu u qabsoomo Ururka Iskaashiga dhaqaalaha ee Bariga \u00a0bulshada Arika<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirro iyo Xildhibaanno ka tirsan DFS ayaa Magaalada Muqdisho uga \u00a0qeybgalay xaflad lagu maamuusaayey abaalmarinta shirkado ganacsi oo ku guuleystay kobcinta tayada ee adeegyada loo qabto shacabka Soomaaliyeed. Xafladdaan oo ay soo qabanqaabiyeen maamulka Hey\u2019adda Tayodhowrka Qaranka,waxaa kaloo ka qeybgalay qaar kamid ah maamulada shirkadaha ee xagga wax soo saarka,aqoonyahanno, ganacsato iyo marti sharaf kale. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":545187,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-545186","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/545186","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=545186"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/545186\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":545194,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/545186\/revisions\/545194"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/545187"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=545186"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=545186"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=545186"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}