{"id":545180,"date":"2025-09-26T09:38:34","date_gmt":"2025-09-26T06:38:34","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=545180"},"modified":"2025-09-26T09:38:34","modified_gmt":"2025-09-26T06:38:34","slug":"xildhibaan-maxamed-cabdulqaadir-shacabka-muqdisho-banaabax-fowda-ah-diyaar-uma-ahan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xildhibaan-maxamed-cabdulqaadir-shacabka-muqdisho-banaabax-fowda-ah-diyaar-uma-ahan\/","title":{"rendered":"Xildhibaan Maxamed Cabdulqaadir \u201cshacabka Muqdisho banaabax fowda ah diyaar uma ahan&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaan Maxamed Cabdulqaadir oo ka qeybgalay Kulanka Todobaadka Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in xaaladda dalka,gaar ahaan caasimadda ay ka jiraan xaalad amni iyo kalsooni ay dadku ku qabaan laamaha amniga iyo dowladooda<\/p>\n<p>Xildhibaanka ayaa xusay in xilligaan dadka Soomaaliyeed aysan wax dan ah ugu jirin ka qeybgalka banaanbaxyo fowdo ah oo ay wataan kooxo gaar ah oo aan u tureyn dadka iyo dalka,isla markaana keeni kara in ay waxyeello soo gaaraan dadka shacabka ah.<\/p>\n<p>Xildhibaan Maxamed Cabdulqaadir \u00a0waxa uu qiray in bannaanbaxyo aan loo dhameyn oo ka socda hal dhinac ay ku soo dhexdhuuman karaan kooxaha khawaarijta,sidaa aawadeed,waxa uu ku taliyay in ummadda Soomaaliyeed ay laamaha amniga gacan ku siiyaan sugidda amniga caasimadda iyo gudashada howlohooda.<\/p>\n<p>&#8220;Wax kasta oo qasaaro ah oo ka dhashay weerarkii mucaaradka ay ku qadeen Saldhiggii Ciidanka Booliska iyaga ayaa \u00a0qaadaya masuuliyaddaasi\u201dayuu yiri xildhibaankaasi.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Maxamed Cabdulqaadir oo ka qeybgalay Kulanka Todobaadka Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in xaaladda dalka,gaar ahaan caasimadda ay ka jiraan xaalad amni iyo kalsooni ay dadku ku qabaan laamaha amniga iyo dowladooda Xildhibaanka ayaa xusay in xilligaan dadka Soomaaliyeed aysan wax dan ah ugu jirin ka qeybgalka banaanbaxyo fowdo ah oo ay wataan kooxo gaar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":545181,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-545180","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/545180","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=545180"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/545180\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":545182,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/545180\/revisions\/545182"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/545181"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=545180"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=545180"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=545180"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}