{"id":545177,"date":"2025-09-26T08:46:10","date_gmt":"2025-09-26T05:46:10","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=545177"},"modified":"2025-09-26T08:46:10","modified_gmt":"2025-09-26T05:46:10","slug":"wafdi-ka-socday-soomaaliya-oo-shirar-muhiim-ah-la-qaatay-world-bank-iyo-dowladda-qatar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wafdi-ka-socday-soomaaliya-oo-shirar-muhiim-ah-la-qaatay-world-bank-iyo-dowladda-qatar\/","title":{"rendered":"Wafdi ka socday Soomaaliya oo Shirar Muhiim ah la qaatay World Bank iyo Dowladda Qatar"},"content":{"rendered":"<p>Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Faderalka Somalia Xildhibaan Abdikariim Cabdow Xaydar iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Dalka Kanada uga qeybgalaya Shirka Golaha Guud ee Hay\u2019adda Caalamiga ah ee Duulista Rayidka (ICAO ayaa kulammo gaar ah la qaatay Madaxda Hay\u2019adda Bangiga Adduunka (World Bank) iyo Ergada Dowladda Qatar.<\/p>\n<p>Wafdigaasi ayaa waxaa kamid ahaa Mareeyaha Hay&#8217;adda Duulista Raydidka Axmed macalin Xasan,iyadoo \u00a0kulanka lala yeeshay Bangiga Adduunka diiradda lagu saaray sidii loo sii horumarin lahaa adeegyada duulista rayidka iyo maamulka hawada Soomaaliya, waxaana sidoo kale lagu gorfeeyay taageerada farsamo ee lagu xoojinayo shuruucda iyo nidaamyada lagu maamulo duulista hawada dalka.<\/p>\n<p>Dhanka kale, wafdiga Soomaaliyeed ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay Ergada Dowladda Qatar, halkaas oo lagu gaaray heshiis iskaashi oo dhanka duulista hawada ah,iyadoo heshiiskaan lagu xoojiyay wada shaqeynta labada dal, gaar ahaan dhinacyada maamulka hawada, tababarka iyo kobcinta adeegyada duulista rayidka.<\/p>\n<p>\u201cShirarkani waxay muujinayaan sida Soomaaliya uga go\u2019an tahay in ay la jaanqaaddo heerarka caalamiga ah, isla markaana ay sii xoojiso iskaashiga ay la leedahay Hay\u2019adaha Caalamiga ah iyo Dalalka kale ee walaalaha aan nahay,\u201d ayuu yiri Maareeyaha Guud ee Hay\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed Md. Ahmed Moallin Hassan oo ka mid ah Wafdiga.<\/p>\n<p>Shirarkan ayaa qeyb ka ah dadaallada Dowladda Soomaaliya ee lagu horumarinayo adeegyada Duulista Rayidka, waxaana kulamada ka socda Montr\u00e9al Dalka Kanada ay fursad u yihiin in dalka Soomaaliya uu xoojiyo kaalintiisa caalamiga ah ee Duulista Hawada.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Faderalka Somalia Xildhibaan Abdikariim Cabdow Xaydar iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Dalka Kanada uga qeybgalaya Shirka Golaha Guud ee Hay\u2019adda Caalamiga ah ee Duulista Rayidka (ICAO ayaa kulammo gaar ah la qaatay Madaxda Hay\u2019adda Bangiga Adduunka (World Bank) iyo Ergada Dowladda Qatar. Wafdigaasi ayaa waxaa kamid ahaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":545178,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-545177","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/545177","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=545177"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/545177\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":545179,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/545177\/revisions\/545179"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/545178"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=545177"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=545177"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=545177"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}