{"id":545167,"date":"2025-09-25T17:46:16","date_gmt":"2025-09-25T14:46:16","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=545167"},"modified":"2025-09-26T08:17:02","modified_gmt":"2025-09-26T05:17:02","slug":"wasiirka-gaashaandhiga-xfs-oo-kulan-la-qaatay-agaasimaha-fulinta-ee-xarunta-civic","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-gaashaandhiga-xfs-oo-kulan-la-qaatay-agaasimaha-fulinta-ee-xarunta-civic\/","title":{"rendered":"Wasiirka Gaashaandhiga XFS oo kulan la qaatay agaasimaha fulinta ee Xarunta Civic"},"content":{"rendered":"<p>New york(SONNA):-Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho shaqo ku jooga magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa la kulmay Agaasimaha Fulinta ee Xarunta Dadka Rayidka ah ee Xilliyada Colaadaha (CIVIC), Mudane Hichem Khadhraoui, isaga oo kala hadlay xoojinta iskaashiga ku saabsan ilaalinta shacabka inta lagu jiro colaadaha.<\/p>\n<p>Wasiir Fiqi ayaa caddeeyay go\u2019aanka dowladda Soomaaliya ee ah in hawlgallada milateri loo fuliyo si waafaqsan xeerarka caalamiga ah ee bini\u2019aadantinimada, taas oo qayb ka ah dib-u-habaynta socota ee amniga dalka.<\/p>\n<p>Agaasimaha Fulinta ayaa dhankiisa bogaadiyay horumarka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, isaga oo xusay shaqada joogtada ah ee CIVIC ka waddo gudaha Soomaaliya ee isagu jira tababarka hay\u2019adaha amniga, wacyigelinta bulshada, iyo dhismaha nidaamyo mudnaanta siinaya badbaadada shacabka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>New york(SONNA):-Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho shaqo ku jooga magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa la kulmay Agaasimaha Fulinta ee Xarunta Dadka Rayidka ah ee Xilliyada Colaadaha (CIVIC), Mudane Hichem Khadhraoui, isaga oo kala hadlay xoojinta iskaashiga ku saabsan ilaalinta shacabka inta lagu jiro colaadaha. Wasiir Fiqi ayaa caddeeyay go\u2019aanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":545168,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-545167","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/545167","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=545167"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/545167\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":545176,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/545167\/revisions\/545176"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/545168"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=545167"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=545167"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=545167"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}