{"id":545135,"date":"2025-09-25T12:59:04","date_gmt":"2025-09-25T09:59:04","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=545135"},"modified":"2025-09-25T12:59:04","modified_gmt":"2025-09-25T09:59:04","slug":"raiisul-wasaaraha-oo-laamaha-ammaanka-faray-in-ay-ka-hortagaan-cid-kasta-oo-fowdo-ka-abuurta-caasimadda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaaraha-oo-laamaha-ammaanka-faray-in-ay-ka-hortagaan-cid-kasta-oo-fowdo-ka-abuurta-caasimadda\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaaraha oo laamaha ammaanka faray in ay ka hortagaan cid kasta oo fowdo ka abuurta caasimadda"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa si adag u cambaareeyay weerarkii lagu qaaday saldhigga booliiska degmada Yaaqshiid, isagoo ku tilmaamay fal liddi ku ah xasilloonida iyo horumarka caasimadda. Wuxuu sheegay in weerarkaas uu xambaarsanaa farriin muujinaysa in Muqdisho aan loo oggolaan horumar, nabad iyo dowladnimo ka hirgasha.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaruhu wuxuu si cad u sheegay in falkaasi uu ka dhan yahay dadaallada dowladda ee ku aaddan in shacabka loo sugo adeegyada dowliga ah, la dagaallanka Khawaarijta iyo xaqiijinta xuquuqda dastuuriga ah ee muwaadiniinta Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Waxa uu faray hay\u2019adaha amniga inay adkeeyaan ilaalinta ammaanka shacabka, isla markaana si degdeg ah uga hortagaan cid kasta oo isku dayda inay fowdo ka abuurta magaalada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa si adag u cambaareeyay weerarkii lagu qaaday saldhigga booliiska degmada Yaaqshiid, isagoo ku tilmaamay fal liddi ku ah xasilloonida iyo horumarka caasimadda. Wuxuu sheegay in weerarkaas uu xambaarsanaa farriin muujinaysa in Muqdisho aan loo oggolaan horumar, nabad iyo dowladnimo ka hirgasha. Ra\u2019iisul Wasaaruhu wuxuu si cad u sheegay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":545136,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-545135","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/545135","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=545135"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/545135\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":545137,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/545135\/revisions\/545137"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/545136"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=545135"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=545135"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=545135"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}