{"id":545131,"date":"2025-09-25T12:53:24","date_gmt":"2025-09-25T09:53:24","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=545131"},"modified":"2025-09-25T12:53:24","modified_gmt":"2025-09-25T09:53:24","slug":"golaha-wasiirrada-xfs-oo-ansixiyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/golaha-wasiirrada-xfs-oo-ansixiyay-hindise-sharciyeedyo-muhiim-ah\/","title":{"rendered":"Golaha Wasiirrada XFS oo ansixiyay hindise sharciyeedyo muhiim ah"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Golaha Wasiirrada XFS oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa lagu ansixiyey Hindise-Shraciyeedka Machadka Sare ee Arrimaha Sharciga iyo Hindise-Shrciyeedka Sharciga Badqabka Caanaha, kuwaas oo muhiimad weyn u leh adeegga bulshada.<\/p>\n<p>Shirka Golaha oo uu guddoominayey Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo la xiriira dib-u-habeynta iyo kororka dakhliga gudaha, amniga caasimadda, gaar ahaan fulinta xeerkii xakamaynta hubka, ilaalinta xuquuqul insaanka horumarka dalka iyo qodobbo kale oo muhiim u ah dowladnimada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Golaha Wasiirrada XFS oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa lagu ansixiyey Hindise-Shraciyeedka Machadka Sare ee Arrimaha Sharciga iyo Hindise-Shrciyeedka Sharciga Badqabka Caanaha, kuwaas oo muhiimad weyn u leh adeegga bulshada. Shirka Golaha oo uu guddoominayey Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":545132,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-545131","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/545131","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=545131"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/545131\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":545134,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/545131\/revisions\/545134"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/545132"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=545131"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=545131"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=545131"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}