{"id":545111,"date":"2025-09-25T08:52:55","date_gmt":"2025-09-25T05:52:55","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=545111"},"modified":"2025-09-25T08:53:51","modified_gmt":"2025-09-25T05:53:51","slug":"madaxweynaha-soomaaliya-oo-khudbad-ka-jeediyay-golaha-ammaanka-ee-qaramada-midoobay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-soomaaliya-oo-khudbad-ka-jeediyay-golaha-ammaanka-ee-qaramada-midoobay\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Soomaaliya oo khudbad ka jeediyay golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay"},"content":{"rendered":"<p>New York-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyay dood furan oo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ay kaga arrinsanayeen tiknaloojiyadda casriga ah iyo saamaynta ay ku leedahay ammaanka caalamka.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa sheegay in garaadka macmalka ah uu yahay xaqiiqo casri ah oo si degdeg ah u beddelaysa nolosha, dhaqaalaha iyo qaababka ammaanka caalamiga ah, isagoo tilmaamay in ay leedahay fursado waaweyn oo lagu xoojin karo nabadda iyo horumarka, balse sidoo kale ay wadato khataro culus.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa soo bandhigay muhiimadda dejinta shuruuc iyo siyaasado caalami ah oo lagu hago adeegyada garaadka macmalka ah ee AI, isagoo xusay in loo baahan yahay in la xaqiijiyo in si siman ay tiknaloojiyadda casriga ah u gaarto dalalka caalamka oo idil.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-545114 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/XASAneey.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1536\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/XASAneey.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/XASAneey-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/XASAneey-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/XASAneey-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/XASAneey-1536x1152.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/XASAneey-860x645.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-545113 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/XASAn.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1536\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/XASAn.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/XASAn-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/XASAn-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/XASAn-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/XASAn-1536x1152.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/XASAn-860x645.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-545112 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/xasanoow.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1536\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/xasanoow.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/xasanoow-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/xasanoow-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/xasanoow-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/xasanoow-1536x1152.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/xasanoow-860x645.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>New York-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyay dood furan oo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ay kaga arrinsanayeen tiknaloojiyadda casriga ah iyo saamaynta ay ku leedahay ammaanka caalamka. Madaxweynaha ayaa sheegay in garaadka macmalka ah uu yahay xaqiiqo casri ah oo si degdeg ah u beddelaysa nolosha, dhaqaalaha iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":545113,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-545111","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/545111","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=545111"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/545111\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":545120,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/545111\/revisions\/545120"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/545113"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=545111"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=545111"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=545111"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}