{"id":545078,"date":"2025-09-24T15:48:48","date_gmt":"2025-09-24T12:48:48","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=545078"},"modified":"2025-09-24T15:59:07","modified_gmt":"2025-09-24T12:59:07","slug":"shir-lagu-qabtay-muqdisho-oo-looga-hadlay-doorka-haweenka-ee-dhameystirka-dastuurka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shir-lagu-qabtay-muqdisho-oo-looga-hadlay-doorka-haweenka-ee-dhameystirka-dastuurka\/","title":{"rendered":"Shir lagu qabtay Muqdisho oo looga hadlay doorka haweenka ee dhameystirka dastuurka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Hay\u2019adaha u xilsaaran dib-u-eegista Dastuurka ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabtay kulan dadweyne oo looga hadlayay doorka haweenka Soomaaliyeed ee ka-qaybgalka geeddi-socodka dhameystirka dastuurka.<\/p>\n<p>Kulankan oo ay soo agaasimeen Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka, Guddiga Madaxa Bannaan ee Dib-u-eegista Dastuurka iyo Guddiga La-socodka ee Baarlamaanka ayaa waxaa ka soo qeybgalay Ururrada Haweenka iyo Mas&#8217;uuliyiin ka kala socday qeybaha kala duwan ee bulshada.<\/p>\n<p>Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka, Amb. Ilyaas Sheekh Cumar oo furitaanka kulanka ka hadlay ayaa xusay in ay haweenka Soomaaliyeed yihiin laf-dhabarta bulshada, sidaas darteedna ay lama huraan tahay in codkooda iyo aragtidooda lagu daro dib-u-eegista iyo dhamaystirka Dastuurka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Hay\u2019adaha u xilsaaran dib-u-eegista Dastuurka ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabtay kulan dadweyne oo looga hadlayay doorka haweenka Soomaaliyeed ee ka-qaybgalka geeddi-socodka dhameystirka dastuurka. Kulankan oo ay soo agaasimeen Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka, Guddiga Madaxa Bannaan ee Dib-u-eegista Dastuurka iyo Guddiga La-socodka ee Baarlamaanka ayaa waxaa ka soo qeybgalay Ururrada Haweenka iyo Mas&#8217;uuliyiin ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":545079,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-545078","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/545078","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=545078"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/545078\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":545084,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/545078\/revisions\/545084"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/545079"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=545078"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=545078"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=545078"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}