{"id":545021,"date":"2025-09-23T17:32:27","date_gmt":"2025-09-23T14:32:27","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=545021"},"modified":"2025-09-23T17:32:27","modified_gmt":"2025-09-23T14:32:27","slug":"danjiraha-soomaaliya-ee-aljeeriya-oo-la-kulmay-wasiir-dowlaha-arrimaha-dibadda-dalkaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/danjiraha-soomaaliya-ee-aljeeriya-oo-la-kulmay-wasiir-dowlaha-arrimaha-dibadda-dalkaas\/","title":{"rendered":"Danjiraha Soomaaliya ee Aljeeriya oo la kulmay wasiir dowlaha arrimaha dibadda dalkaas"},"content":{"rendered":"<div class=\"xdj266r x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Aljeris (SONNA): Danjiraha dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Aljeeriya danjire Yusuf Axmed Xasan (Yusuf Jeego) ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay Wasiiru dowlaha wasaaradda arrimaha dibadda ee dowladda Aljeeriya Marwo Salma Bakhta Mansuuri.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Kulankan ayaa si qoto dheer looga wada hadlay xoojinta xiriirka istiraatiijiyadeed, iskaashiga dhaqaale, amni iyo sidii loo horumarin lahaa nabadda iyo xasilloonida guud ahaan gobolka Geeska Afrika.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Sida oo kale, labada dhinac waxay kawada hadleen sida ay uga go\u2019an tahay iskaashi wax-ku-ool ah, iyo sida Dowladda Aljeeriya ay si buuxda uga qeyb qaadan karto dadaallada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee la dagaalanka ururrada argagixisada.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Ugu dambeyn, waxaa la isla qaatay in dhawaan loo tababari doono diblomaasiyiin ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya.<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Aljeris (SONNA): Danjiraha dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Aljeeriya danjire Yusuf Axmed Xasan (Yusuf Jeego) ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay Wasiiru dowlaha wasaaradda arrimaha dibadda ee dowladda Aljeeriya Marwo Salma Bakhta Mansuuri. Kulankan ayaa si qoto dheer looga wada hadlay xoojinta xiriirka istiraatiijiyadeed, iskaashiga dhaqaale, amni iyo sidii loo horumarin lahaa nabadda iyo xasilloonida [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":545022,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-545021","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/545021","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=545021"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/545021\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":545023,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/545021\/revisions\/545023"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/545022"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=545021"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=545021"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=545021"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}