{"id":544979,"date":"2025-09-23T12:05:56","date_gmt":"2025-09-23T09:05:56","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=544979"},"modified":"2025-09-23T12:07:35","modified_gmt":"2025-09-23T09:07:35","slug":"dowladda-oo-dalka-kusoo-celisay-muwaadiniin-laga-soo-daayay-xabsiyada-dalka-libya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-oo-dalka-kusoo-celisay-muwaadiniin-laga-soo-daayay-xabsiyada-dalka-libya\/","title":{"rendered":"Dowladda oo dalka kusoo celisay muwaadiniin laga soo daayay xabsiyada Libya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dalka ku soo celisay 173 muwaadiniin ah, kuwaas oo laga soo daayay xabsiyada dalka Libya.<\/p>\n<p>Diyaaradda sidday muwaadiniinta la soo celiyay ayaa Muqdisho keentay 151 qof oo dhallinyaro u badan, waxaana si weyn garoonka Aadan Cadde ugu soo dhoweeyay mas&#8217;uuliyiin ay ka mid yihiin, Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka labaad ee XFS, Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda XFS, mas&#8217;uuliyiin ka socota Xafiiska Ergeyga Gaarka ah Madaxweynaha JFS ugu qaabbilsan soo celinta Muhaajiriinta iyo Xuquuqda Caruurta, Hay&#8217;adda Qaxootiga iyo Baracayaasha Qaranka Soomaaliyeed, Ergayga Gaarka ah Midowga Yurub iyo Hay&#8217;adda IOM oo dowladda ka gacan siisay soo celinta muwaadiniintaan.<\/p>\n<p>22 ka mid ah dadka maanta lagu soo celiyey dalka ayaa laga dejiyey magaalada Hargeysa, iyadoo 151 kalena laga soo dejiyey Muqdisho.<\/p>\n<p>Dhallinyaradaan oo warbaahinta la hadashay ayaa muujisay, sida ay ugu faraxsan yihiin in ay dalkooda Hooyo dib ugu soo laabtaan, iyagoo dowladda uga mahadceliyey in ay ka soo saartay xabsiyadii Libya ee dhibaatooyinka nololeed ay ku heysteen.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-544984 size-large\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/WhatsApp-Image-2025-09-23-at-2.01.51-AM-1-1024x768.jpeg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"768\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/WhatsApp-Image-2025-09-23-at-2.01.51-AM-1-1024x768.jpeg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/WhatsApp-Image-2025-09-23-at-2.01.51-AM-1-300x225.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/WhatsApp-Image-2025-09-23-at-2.01.51-AM-1-768x576.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/WhatsApp-Image-2025-09-23-at-2.01.51-AM-1-860x645.jpeg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/WhatsApp-Image-2025-09-23-at-2.01.51-AM-1.jpeg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-544983 size-large\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/WhatsApp-Image-2025-09-23-at-2.01.52-AM-1024x768.jpeg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"768\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/WhatsApp-Image-2025-09-23-at-2.01.52-AM-1024x768.jpeg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/WhatsApp-Image-2025-09-23-at-2.01.52-AM-300x225.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/WhatsApp-Image-2025-09-23-at-2.01.52-AM-768x576.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/WhatsApp-Image-2025-09-23-at-2.01.52-AM-860x645.jpeg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/WhatsApp-Image-2025-09-23-at-2.01.52-AM.jpeg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-544982 size-large\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/WhatsApp-Image-2025-09-23-at-2.01.52-AM-1-1024x768.jpeg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"768\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/WhatsApp-Image-2025-09-23-at-2.01.52-AM-1-1024x768.jpeg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/WhatsApp-Image-2025-09-23-at-2.01.52-AM-1-300x225.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/WhatsApp-Image-2025-09-23-at-2.01.52-AM-1-768x576.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/WhatsApp-Image-2025-09-23-at-2.01.52-AM-1-860x645.jpeg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/WhatsApp-Image-2025-09-23-at-2.01.52-AM-1.jpeg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dalka ku soo celisay 173 muwaadiniin ah, kuwaas oo laga soo daayay xabsiyada dalka Libya. Diyaaradda sidday muwaadiniinta la soo celiyay ayaa Muqdisho keentay 151 qof oo dhallinyaro u badan, waxaana si weyn garoonka Aadan Cadde ugu soo dhoweeyay mas&#8217;uuliyiin ay ka mid yihiin, Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka labaad ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":544983,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-544979","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/544979","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=544979"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/544979\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":544987,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/544979\/revisions\/544987"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/544983"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=544979"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=544979"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=544979"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}