{"id":544867,"date":"2025-09-21T17:35:50","date_gmt":"2025-09-21T14:35:50","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=544867"},"modified":"2025-09-21T17:35:50","modified_gmt":"2025-09-21T14:35:50","slug":"ciidamada-dowladda-oo-howlgal-qorsheysan-ka-fuliyay-gobolka-galguduud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamada-dowladda-oo-howlgal-qorsheysan-ka-fuliyay-gobolka-galguduud\/","title":{"rendered":"Ciidamada Dowladda oo Howlgal qorsheysan ka fuliyay gobolka Galguduud"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):- Ciidanka Qaranka oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Nooleye ee gobolka Galguduud, 20-ka Sebteembar 2025.<\/p>\n<p>Howlgalka ayaa lagu bartilmaameedsaday fariisimo ay ku sugnaayeen maleeshiyaad ka tirsan kooxda Khawaarijta Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Xogta hordhaca ah waxay tilmaameysa in ugu yaraan 4 ka tirsan maleeshiyaadka argagixisada Khawaarijta Al-Shabaab lagu dilay howlgalka.<\/p>\n<p>Howlgalkan ayaa qeyb ka ah dadaallada joogtada ah ee lagu ciribtirayo kooxaha argagixisada si loo xaqiijiyo amniga iyo xasilloonida dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):- Ciidanka Qaranka oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Nooleye ee gobolka Galguduud, 20-ka Sebteembar 2025. Howlgalka ayaa lagu bartilmaameedsaday fariisimo ay ku sugnaayeen maleeshiyaad ka tirsan kooxda Khawaarijta Al-Shabaab. Xogta hordhaca ah waxay tilmaameysa in ugu yaraan 4 ka tirsan maleeshiyaadka argagixisada Khawaarijta Al-Shabaab lagu dilay howlgalka. Howlgalkan ayaa qeyb [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":544868,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-544867","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/544867","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=544867"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/544867\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":544869,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/544867\/revisions\/544869"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/544868"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=544867"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=544867"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=544867"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}