{"id":544801,"date":"2025-09-20T14:39:39","date_gmt":"2025-09-20T11:39:39","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=544801"},"modified":"2025-09-20T14:39:39","modified_gmt":"2025-09-20T11:39:39","slug":"wasiirka-dekedaha-xfs-oo-kulan-la-qaatay-wasiirka-warshadaha-turkiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-dekedaha-xfs-oo-kulan-la-qaatay-wasiirka-warshadaha-turkiga\/","title":{"rendered":"Wasiirka Dekedaha XFS oo kulan la qaatay wasiirka warshadaha Turkiga"},"content":{"rendered":"<p>Istanbul(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Mudane Abdulkadir Mohamed Nur, ayaa maanta magaalada Istanbul kulan kula yeeshay Wasiirka Wasaaradda Warshadaha iyo Tiknoolajiyada ee Jamhuuriyadda T\u00fcrkiye, Mudane Mehmet Fatih Kacir.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga labada dal ee dhinacyada hal-abuurka, horumarinta tiknoolajiyada casriga ah, iyo dhiirrigelinta dhallinyarada<\/p>\n<p>Sidoo kale, Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ayaa bogaadiyey kaalinta muhiimka ah ee Jamhuuriyadda T\u00fcrkiye ku leedahay qabanqaabada TEKNOFEST 2025, oo ah bandhigga ugu weyn caalamka ee duulista hawada, dayax-gacmeedyada iyo tiknoolajiyada casriga ah. Wasiirku wuxuu xusay in iskaashigan uu gacan ka geysan doono horumarinta kaabeyaasha dekedaha iyo tayeynta adeegyada gaadiidka badda ee Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Istanbul(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Mudane Abdulkadir Mohamed Nur, ayaa maanta magaalada Istanbul kulan kula yeeshay Wasiirka Wasaaradda Warshadaha iyo Tiknoolajiyada ee Jamhuuriyadda T\u00fcrkiye, Mudane Mehmet Fatih Kacir. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga labada dal ee dhinacyada hal-abuurka, horumarinta tiknoolajiyada casriga ah, iyo dhiirrigelinta dhallinyarada Sidoo kale, Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":544802,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-544801","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/544801","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=544801"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/544801\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":544803,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/544801\/revisions\/544803"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/544802"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=544801"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=544801"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=544801"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}