{"id":544793,"date":"2025-09-20T13:56:22","date_gmt":"2025-09-20T10:56:22","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=544793"},"modified":"2025-09-20T13:58:09","modified_gmt":"2025-09-20T10:58:09","slug":"soomaaliya-oo-ka-qayb-gashay-mashruuca-caalamiga-ah-ee-isku-dhafka-dhaqanka-iyo-gaadiidka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-oo-ka-qayb-gashay-mashruuca-caalamiga-ah-ee-isku-dhafka-dhaqanka-iyo-gaadiidka\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo ka qayb gashay mashruuca caalamiga ah ee isku dhafka dhaqanka iyo Gaadiidka"},"content":{"rendered":"<p>Kunming(SONNA):-Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Soomaaliya ayaa ka qayb gashay mashruuca muhiim ka ah\u00a0 ee isku dhafka Gaadiidka iyo dhaqanka, kaas oo ka socda dalka Shiinaha.<\/p>\n<p>Shirkan oo ah mid heer caalami ah oo 12 Dal oo aduunka ah ay ka qayb galayaan, ayaa ujeedadiisu tahay in la isku xiro horumarka tiknoolajiyada ee Gaadiidka iyo muhiimadda dhaqan ee bulshooyinka kala duwan. Wafdiga Soomaaliya oo ka qeyb galaya shirkan ayaa xoogga saaraya sidii ay xiriir ula sameyn lahaayeen dalal kale, isla markaana ay uga faa&#8217;iideysan lahaayeen khibradaha caalamiga ah ee dhinacyada gaadiidka iyo duulista hawada.<\/p>\n<p>Siciid Cabdullaahi Maxamuud oo ah Agasimaha Waaxda Shaqaalaha iyo Tababarada ee Wasaaradda iyo<br \/>\nAbdirizak Adam Gedi lataliyaha Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS ayaa sheegay in ka qeyb galka Soomaaliya ee shirkan uu yahay mid muujinaya sida ay Dowladda Federaalka Soomaaliya uga go&#8217;an tahay horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha, gaar ahaan kuwa Gaadiidka iyo duulista hawada.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-544795 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/IMG-20250920-WA0024-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"548\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/IMG-20250920-WA0024-1.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/IMG-20250920-WA0024-1-300x152.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/IMG-20250920-WA0024-1-1024x520.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/IMG-20250920-WA0024-1-768x390.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/IMG-20250920-WA0024-1-860x436.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-544796 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/IMG-20250920-WA0023.jpg\" alt=\"\" width=\"719\" height=\"1080\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/IMG-20250920-WA0023.jpg 719w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/IMG-20250920-WA0023-200x300.jpg 200w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/IMG-20250920-WA0023-682x1024.jpg 682w\" sizes=\"auto, (max-width: 719px) 100vw, 719px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-544797 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/IMG-20250920-WA0025.jpg\" alt=\"\" width=\"719\" height=\"1080\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/IMG-20250920-WA0025.jpg 719w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/IMG-20250920-WA0025-200x300.jpg 200w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/IMG-20250920-WA0025-682x1024.jpg 682w\" sizes=\"auto, (max-width: 719px) 100vw, 719px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kunming(SONNA):-Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Soomaaliya ayaa ka qayb gashay mashruuca muhiim ka ah\u00a0 ee isku dhafka Gaadiidka iyo dhaqanka, kaas oo ka socda dalka Shiinaha. Shirkan oo ah mid heer caalami ah oo 12 Dal oo aduunka ah ay ka qayb galayaan, ayaa ujeedadiisu tahay in la isku xiro horumarka tiknoolajiyada ee Gaadiidka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":544794,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-544793","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/544793","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=544793"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/544793\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":544800,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/544793\/revisions\/544800"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/544794"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=544793"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=544793"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=544793"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}