{"id":544764,"date":"2025-09-19T17:26:46","date_gmt":"2025-09-19T14:26:46","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=544764"},"modified":"2025-09-19T17:26:46","modified_gmt":"2025-09-19T14:26:46","slug":"madaxweynaha-xasan-sheekh-oo-cadeeyay-kaalinta-soomaaliya-ee-golaha-ammaanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-xasan-sheekh-oo-cadeeyay-kaalinta-soomaaliya-ee-golaha-ammaanka\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Xasan Sheekh oo cadeeyay kaalinta Soomaaliya ee Golaha Ammaanka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in doorashada Soomaaliya xubinta aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ay tahay guul taariikhi ah, islamarkaana xoojineysa kaalinta dalka ee difaaca arrimaha gobolka iyo caalamka.<\/p>\n<p>Madaxweynaha oo waraysi uu siiyey kanaalka \u201cAl-Arabiya\u201d ku sheegay in \u201cSoomaaliya hore ugu fariisatay Golaha Ammaanka sanadkii 1972, waxaana tani tahay markii labaad ee la doorto xubinta aan joogtada ahayn,\u201d isagoo tilmaamay in dalki \u201cka qayb qaato doodo badan oo Golaha ah, isaga oo matalaya Midowga Afrika, Jaamacadda Carabta, iyo Ururka Iskaashiga Islaamka.\u201d<\/p>\n<p>Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa sheegay in \u201cSoomaaliya ay si cad ugu taagan tahay arrimaha Falastiin,\u201d isagoo xusay in dalka \u201cmas\u2019uul ka yahay difaaca arrimaha dunida Islaamka iyo wakiil ka noqoshada dalalka nugul ee la kulma caqabado amni oo la mid ah kuwa aanu la kulannay.\u201d<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa intaa ku daray in \u201cSoomaaliya ay tahay dal yar oo leh ajende caalami ah oo kooban, balse ka tirsan dalalka dhexdhexaadka ah , mana taageerto koox ka dhan ah mid kale,\u201d isagoo carabka ku adkeeyey in joogitaankeeda Golaha Ammaanka uu yahay \u201csi loo adeeggo danaha dadka aanu matalno.\u201d<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in doorashada Soomaaliya xubinta aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ay tahay guul taariikhi ah, islamarkaana xoojineysa kaalinta dalka ee difaaca arrimaha gobolka iyo caalamka. Madaxweynaha oo waraysi uu siiyey kanaalka \u201cAl-Arabiya\u201d ku sheegay in \u201cSoomaaliya hore ugu fariisatay Golaha Ammaanka sanadkii 1972, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":512830,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-544764","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/544764","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=544764"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/544764\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":544765,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/544764\/revisions\/544765"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/512830"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=544764"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=544764"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=544764"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}