{"id":544737,"date":"2025-09-19T08:18:30","date_gmt":"2025-09-19T05:18:30","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=544737"},"modified":"2025-09-19T08:18:30","modified_gmt":"2025-09-19T05:18:30","slug":"madaxa-heyadda-sodma-oo-kulan-la-qaatay-madax-ka-socotay-gobolka-bariga-afrika","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxa-heyadda-sodma-oo-kulan-la-qaatay-madax-ka-socotay-gobolka-bariga-afrika\/","title":{"rendered":"Madaxa Hey\u2019adda SODMA oo kulan la qaatay Madax ka socotay Gobolka Bariga Afrika"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminaayay \u00a0Agaasimaha Gobolka Bariga Afrika ee Hay\u2019adda Islamic Relief, Mudane Yuusuf Rooble.<\/p>\n<p>Kulanka dhinacyadaasi ayaa lagu falanqeeyay xoojinta iskaashiga labada hay\u2019adood, gaar ahaan ka hortagga masiibooyinka, bixinta gargaarka ,ka jawaabista xaaladaha degdegga ah iyo qodobbo kale.<\/p>\n<p>Labada dhinac ayaa ku heshiiyay in tababarro aqoon kororsi ah loo fidiyo shaqaalaha SODMA iyo in sidoo kale la sameeyo guddi farsamo oo dardargeliya iskaashiga labada hay\u2019ad.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminaayay \u00a0Agaasimaha Gobolka Bariga Afrika ee Hay\u2019adda Islamic Relief, Mudane Yuusuf Rooble. Kulanka dhinacyadaasi ayaa lagu falanqeeyay xoojinta iskaashiga labada hay\u2019adood, gaar ahaan ka hortagga masiibooyinka, bixinta gargaarka ,ka jawaabista xaaladaha degdegga ah iyo qodobbo kale. Labada dhinac ayaa ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":544738,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-544737","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/544737","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=544737"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/544737\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":544739,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/544737\/revisions\/544739"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/544738"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=544737"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=544737"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=544737"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}